Sheeko ))) Sheeko hada ka hor dhacday waxaa jiray lamo nin oo - TopicsExpress



          

Sheeko ))) Sheeko hada ka hor dhacday waxaa jiray lamo nin oo saaxibaa lamada nin waxey ku noolaayeen baadiyaha kadib wey soo baxeen waxeyna imaadeen baladka kadib lamadii nin mid ka mid ah ayaa waxuu maqlay beytu laah ayaala aada masjidka ninkii wuu baxay asne waxuu aaday madaajidka ninkii asagoo masaajidka joogo ayaa caloosha laga qabtay waxuuna aaday musqusha Kadib asoo musqusha ku jiro ayuu dhacay Ama siririqday Waxuuna ka jabay gacanta Kadib Saaxibkiis ayaa u imaaday waxuu dhahay saaxibow see wax u jiraan maxaa kugu dhacay Waxuu dhahay saaxibow Maanta anigoo meel joogo ayaan maqlay beytu laah ayaala aadaa ana waan aaday Kadibna gacanta ayaa iga soo jabtay Saaxibkiis waxuu dhahay Ar shib dheh ee alxmd dheh waaba kuu dhacateee Waad ogeed heblaay ayadoo gurigeeda fadhido ayey dhimatay ilaahaana nafta ka qaaday Waad ogeed qofki kale asagoo dukan iska gadanaayo ayuu dhintay ilaahaana nafta ka qaaday Adoo gurigiisa ugu tagay Haduuba gacanta lee kugu simay alxmd dheh Admin"ämääl
Posted on: Mon, 15 Jul 2013 23:29:18 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015