Sheeko Walan - TopicsExpress



          

Sheeko Walan Waxaa Dawadey Musalsal See Musalka Waxaa Kujira Odey Duqa Oo Hadana Sokor Qaba Waxuuna Dhaley Labo Gabdhodoo Midna Weyna Waxaa Ladhahaa Naimo Tankale Maxasuustee Sey Malinkasta Dagaal Naimana Weynoo Dee Isma Dhahdo Dhaaf Gabarta Waayo Dee Labada Qof Hadey Kala Weyna Yihiin 1-2 Sano Isma Dhaman Cml Odagee Xanaaq Kulahaa(اكبر خطا في حياتي اني سميتك نعيمه)Oo Micnaheedu Tahey Khaladka Uguweyna Oo Nalasheyda Galey Saa Waxaa Kuu Bixiyey Naimee Inaa Kuubixiyey Aheed (اليم)Oo Mecnaheedu Tahey Qalafsan Ama Qanjir Lol Qore Naima Mohamed Abdulkadir
Posted on: Sat, 20 Jul 2013 23:37:18 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015