Shekadii gabadhii lasirey qebtii (5) Qebtii 4 ee shekada waxay - TopicsExpress



          

Shekadii gabadhii lasirey qebtii (5) Qebtii 4 ee shekada waxay inoo jogtay wiilki oo gabadhii kuwargaliyay in ay usodhaceen emailo farabadan oo uu ugu danbeyay mid uu usoodirey raisul waraha biriten kamarun oo kacodsaday in uu kasoo qebgalo shir looga hadlayo arimaha Somalia oo kadhacay magalada londan: Qebtii 5 Wilki islamarkiiba waxaa kadamay bitirig telkiisa wuxuuna kadansanaa sidii cadi aheed mudo 3maal mood ah ,gabadhii miskiinta aheed wax ma ogee iyadu lakin waxay iska dhaadhicisay in uu shirkii aday wiilka ay jeceshay waxayna bilowday duco iyo ale bari ay leedahay alow soonabad celi safar salaama cafimaad kusoo laabo amiin amiin amiin ayey racisaa markasta 2maal mood kadib gabadhii waxaa lafogaatay mudadii uu maqnaa wiilkii inkastoo usan meel jirin hadana iyada waxay kutiri naysaa in uu londan jiro waxayna kufikirtay in ay samayso ale bari guud wilkii sifo ay markale hawada isaga maqlaan waxayna go aan satay in ay muraad galiso oo ay culimo uyeerto kadibna ay halkaas qur aan ku akhriyaan lakiin suashu waxay tahay gabadhu siday udhihi nin aan jeclahay ayaan uducen taas oo dhaqan ahaan ceeb ah gabadhii waxa kufikirta in ay arinta kadhigto in ay abaheed oo dhinta wardi u akhrinayso arintaas oo ah mida ugu macquulsan ee ay adeegsan karto waxayna utagtay hoyaded oo lagu magacaabo mama cowrala waxayna kutiri hooyo soo ma ogid inbishan aytahay bishii uu aabheey geeriyooday mamadii oo aan arintaas waxbadan kala socon ayaa tiri hooyo maba xususni ee mabishiibaa ,gabadhii haa hoyo cawa oo kale habeen khamis ah waa habeenkii uu alahaa unaxaristee abehey geeriyooday waxaana jeclahay hooyo in aan wardi u akhrino ee maxaad kaqabtaa mamadi ayaa tiri hooyo way ficantahay ee wanka qooliska ee xafada noojoga ayaan qalaynaa cawa waayahay gabadhii oo aad ufaraxsan ayaa guda gashay in ay soo adeegto waxaana habeenkii laqalay wankii waxaana looyeray dhowr wadad oo xeroyo ubadan waayo gadhu waxay xusuusatay mahamaah aheed xerowga ducadiisu waa aqbal markii muraadkii lacunay ayeey gadhii midka mid ah wadadi gaar ugu yeertay waxayna sihoose ugu tiri shekh muraad ayaan qabaaye faataxada iimara in ale iisahlo culimadii oo kawrsugaysay in ladhaho waxaad akhridaan 5 wardi ama qur aankale ayaa halmar intay farxeen kujawaabey haye niyada kuqabso waxa aad rabto waxayna umareen min afar faataxo ama 4. 4 faataxo gabadha waxay kuqiyaasta qarashka habeenkaas kbaxay muraadka inlaa 7000 shilling oo wankana uu san kujirin oohinta orgiga kaween muraadkuna wardi kaween kkk dhahii oo kufaraxsan sida wanaagsanee ay ugu dhacay ala barigii ayaa habeenkii oo dhan aan kaquusan wici taanka telkii wiilka oo habeenkii 3 dansan subixii danbe ayaa xili afar 4 sac ah gadhii waxay wacdey telkii wiilka misane waa uu dhacay gabadhii farax ma hee way kala badbadatay waxaana intuusan wiilki telka qaban kusoo dhacay niyadeeda hadaladan tolow ma isagiibaa mie teelkale yaad wacday mise wuu soo labatay mise ducadii xalay ayaa ale kuu aqbalay alaa waxaan maqlijirey xerow duaciisa waa aqbal ileen waa run haa kkkk kkk aboowe aboowe aboowe masoo labatay ayey raacisay intuusan telkaba qaban wiilkii ayana qabtey telka waxaana dhagisiisa soogarey hadaladii qarowga ahaa ee ay kuhadaaqeysay gabadhii wayna isnabdaadiyeen , wiilkii beenalaha ahaa ayaa yiri walal waxaan ka imid wadanka ingiriska oo an uga qebgalayay shirlooga hadlayay arimaha Somalia hada ayaana garoonka joomakenya international airport kasoo dagey walal war wanaagsana waan kuusidaa ee cafimaadka kawaran? Gabadhii ooaad ufaraxsan ayaa kujabtay aboowe waan ficnahay ee waa ale mahadii mar hadad soo labatay ee muxuu yahay warka wanaagsan ee aad iisido intuusan wiilki jawaabin waxay gadhii kafikirtaa warka wanaagsan ee uu wilku usido hadana waxay istiri isaga kasug , wilki abaayo waxaan jeclahay in aad dhoofiyo dhamaan rerkiina ee kawaran arintaas gabadhii oo yaaban ayaa kujawaabtay oo aboowe intee noo dhofin malaha waxay uqaatay waxaan idin dajin magalada Nairobi markaas ayay tiri oo aboowe wajeer maad guryo nooga dhistit waa riyo aan meela lahaysan alow yaa uwarama ismoog wilkii oo ladhacsan sida wanaagsan ee gabadhu u aaminsantahay ayaa yiri maya maya abaayo waxaan idin qaadi wadanka mareykan ee kawaran arintaas gabadhii intay kalabadbadatay ayay kujawabta ha ho ha ho ha ho k ke ku aboowe waan kaafilayay arintaas waadna kumahadsantahay sida aad markasta iila jeceshahay wanaaga aad ayaan kujeclahay waana kugu kalsoonahay hada hadad tiri rerkiina oo dhan ayaan dhoofin runtii magaranayo wax aan kugu abaal gudo halkaas markey mareyso yartii waxaa kusoo dhacay oo dhoofinkan armayba lacagtahay hada way kaxishootay in ay waydiiso waxayna kugabsatay aboowe waad mahadsantahay inbadan ,wilkii ayaa waydiiyay tirade qowska gabadha waxayna kutiri walal waxaan nahay 7 qof markaas ayuu yiri waad yartihiin ee qaraabo kale malihid miyaa gar ahaan ehel hoose markas ayay tiri haa aboowe waxaa jiri wiil ay hooyaday habaryar utahay oo lo ijaar ah kuraaca badihaya meel ladhaho garileey ok kudar isgana ayuu yiri quud aan jirin qoryo ugu ayaa kadhacday runtii kk gabadhii intay farax kaliya lakala badbadatay ayay xitaa kacajista shaqadiimaqaayada malitii malmaha qaarna shaaha oo ayala ayay gadistiisa kamashquushaa marka qaarna gar ahaan xiliyada ay siga lahadlayso xitaa haduu shah yaalo raga waxay kudhahdaa walal shah mayaalo wuu casanayaa iyo hado aan horey looga baran waxaana kacajisay intabadan kastankii maqayada oo aheed mid aad ushah macaaned islamarkaana ay kutaxnayeen kastan badan oo ahaa muqayiliin ay gabada isyaqaanen waxayna dhibsadeen gacan culeska gabadha oo aysan hore uga baran taas oo raga qaar kuriday I xinaaq halka qaarna ay kawareegan maqaayadii ay horey ugu qayili jireen gabadhana ma ahaa mid waxaas dhan ay umuuqdaan waayo waxay dhibsanaysaa sheekada laga qasaayo waxayna xitaa iska dhaadhicay adoo mareykan usocda kuwan rer wajeer maxay kudhibayaan waryaa ha iwareeri nina ayay sikaftan ah ugu jawaabtaan ragii ay qarkood shukaansan jire aritaas kasokow kastankii waxay samaysay biilkii rerka danyartaa oo ay gabadhan horjoogaha u aheed alow maxaa lakala inkaar shuban faafahinta wixii intaas kadanbeyay kala soco qebta 6 ee sheekada oo ah mid taxane ah 1Like · · Share
Posted on: Thu, 14 Nov 2013 07:52:23 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015