Shidaalka Soomaaliya, Ogadenia, South Sudan, Turkana , Nigeria , - TopicsExpress



          

Shidaalka Soomaaliya, Ogadenia, South Sudan, Turkana , Nigeria , Chad , Waxaa ku dagaalamaya dowladdaha reergalbeedka iyo CHINE. Shacabka deegaanadaasi waxay daawanayaan ciyaarta socota.Ciyarta waxaa dusha sarre ka ilaalinaya UNITED NATION oo ah furaha iyo munaafaqadda loo marro marka la doonayo inn dalal la burburiyo ama la dhiso. Bal fiiri nolasha iyo daruufta ka muuqata shacabka South Sudan ? CAJIIB. Both China, South Sudans major oil client, and the United States, its main political backer, have failed to stop its neighbours from joining a proxy war, or exert economic pressure on a hugely corrupt country that relies wholly on international aid and oil.
Posted on: Wed, 12 Nov 2014 11:12:35 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015