Soomaalidu waxaad moodaa inaysan raad raac ku sameynin burburkii - TopicsExpress



          

Soomaalidu waxaad moodaa inaysan raad raac ku sameynin burburkii dalka soomaaliya, Iraq , Syria, Waxaana sabab u ahaa – Afkaarta Isbadal – waxaana hogaaminayay kooxo kala afkaar ah. Islaweynidda ku saleysan anigaa saxsan , Anigaa sidaasi curiyay, Anigaa ka naxaya mustaqbalka dalka iyo dadka. Waa mihiim jidan innaynu daruus ka barano dhacdooyinkii duniddu soo martay, isla markaana xoojino danta guud iyo hormarka halganka gudaha iyo dibadda.
Posted on: Wed, 05 Mar 2014 22:40:32 +0000

Trending Topics



COMPANY OR
VACANCY Public Relations & Marketing Coordinator School of the

Recently Viewed Topics




© 2015