Soomali Haloo duceeyo Videowgan Markaad aragto waxad igu - TopicsExpress



          

Soomali Haloo duceeyo Videowgan Markaad aragto waxad igu eedaynaysaa Jeerikaambo maxaa ka qaldan uu waxan u soo saaray muu asturo Anigooo og Soomalida inay jeceshahay Qurunka Inay qarsadaaan ayagoo Leh muslim qaas ayaan nahay aya waxan rabaa danta u soo saaray inay tahay Soomali Inayan aheen muslim Qaas Qabyaalada iyo Qurunka Ay ka hormariyaan Diintii Islaam iyo Sharafkii Soomali lagu ogaa oo Aan ku soo kornay Xeebta Liido oo Noqotay In Soomali Filimo ISagoo soo qaadaan ayagoo tumanaya kadibna Yurub lagu gado videow buuxa kan waa Tusaale kaliya Qooom haduu halaagmo Sidaan lagu gartaa waxaa ku sugan soomaliya Firqooyin abadan oo muslimiin isku sheega laakin qabiilste dadn u ah umadana wax u sheegi karin xataa key dhaleen waxaasi waxaa laga dhaxlay 5.0 maanta ayey soomali qasaarahaas haysataa hadaad dawato xideowgan waxba aniga soo saaray ha i eedinee sidaan ayaa jirta soomaliya maxaay kula tahay Liido waan ku dhashay ku soo koray waligay sidaan kuma arag dad soomali sidaan sameenayo gaaladii imaan jirtay ayaa loo ogoleen waagii hore oo dhuman jirtay youtu.be/FVOn9xubcR0
Posted on: Mon, 30 Sep 2013 08:51:44 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015