Subax Wanaagsan Dhageystiyaal Meel Walba Oo Aad Joogtaan - TopicsExpress



          

Subax Wanaagsan Dhageystiyaal Meel Walba Oo Aad Joogtaan Barnaamijka Saakay Iyo Star FM waxaan Maanta Uga Hadleynaa Arimaha caalamka. Dowlada Suuriya ayaa waxa aay sheegay in ay diyaar u yihiin in aay burburiyaan hubkooda kimikaalka ah . Dhanka kale Dowladaha Mareykanka iyo Ruusha ayaa iyagu waxa aay ahayeen dowladidhii ku qanciyay suuriya in aay gabi ahaanba burburiso hubkeeda kimikaalka ah . Hadaba adiga dhageysto maxaa ka dhalan kara baad is leedahay hadii ay suuriya hubkeeda wareejiso ? Dhagestiyaashu waxa aay Barnaamijka Uga Qeyb Qaadan Karaan Qadadka Telefoonada Oo Kala Ah 0702350090 AMA 0734324066 Admin by Yasin British and Ibrahim Buro
Posted on: Fri, 18 Oct 2013 06:34:43 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015