TACSI: Madaxweynaha Jubbaland oo Hooyadii Maanta ku geeriyootay - TopicsExpress



          

TACSI: Madaxweynaha Jubbaland oo Hooyadii Maanta ku geeriyootay Nairobi July 13, 2013 Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan- Axmed Madoobe ayay maanta Hooyadiis Yusra Aw-Cabdi Haaruun ku geeriyootay Magaaladda Nairobi ee Caasimadda Kenya. Allaha u Naxariistee Hooya Yusra Ayaa in muddo ah ku xanuunsanayd Hospital iyadoo maal mahan taalley oo lagu dawaynayay. waxaan tacsi u dirayaa Dhamaan Ehelka gaar ahaan Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland. Waxaan illaahay ooga baryaynaa bishan Barakaysan inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo Dhamaan Qoyska Reer Sheekh Maxamed Islaan Samir iyo iimaan ka siiyo Aaamin, Aaamin.
Posted on: Sun, 14 Jul 2013 01:07:49 +0000

Trending Topics



;">
A Nigerian guy went on a blind Date and picked up a girl in

Recently Viewed Topics




© 2015