TANINA MA INOO DAMBAYSAY iyo kooxdii QAYLA-DHAAN Dareenka heestu - TopicsExpress



          

TANINA MA INOO DAMBAYSAY iyo kooxdii QAYLA-DHAAN Dareenka heestu waa Al-shaydan iyo sida ay u gumaadayso Soomaali, Suaashu waxay tahay 1000 Al-Shaydan ayaan innagoo 10 Million/Malyuun ah ama kaba badan iska celin waynay? Dowladna aynu leenahay iyo ciidanba?!! Waa wax mucjisad ah!! In aynu si joogta ah ilmaheena iyo walaalaheen Soomaaliyeed si sahal ah lagu gumaado ee QOWMIYADDEENA aynu muujin wayno iyo shacabka aynu nahay ee dowlado XOOG Malatary leh sida Maraykan iyo Ethiopia aunu ka saarnay waddanka, sidee ayey ku dhacday in 1000 Al-WUXUUSH aynu isaga qaban waynay?!! Ma Alla bari ayaan ku jiraynaa inta curadkeena ugu dambeeya ay QALANAYAAN?!! --> youtube/watch?feature=player_detailpage&v=4ThCIXOXeNE
Posted on: Sun, 10 Nov 2013 02:51:39 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015