Taliyihii hore ee ciidanka nabad-sugidda gobolka Banaadir Khaliif - TopicsExpress



          

Taliyihii hore ee ciidanka nabad-sugidda gobolka Banaadir Khaliif Axmed Ereg oo laga eryahay shaqadiisa markii musuqmaasiqiisa uu batey. Taliye Cusub oo gowr dhow loo Magacaabay Nabad sugida gobolka Banaadir. Col. Maxamed Aadan Koofi oo ka mid ah Saraakiisha ciidamada Soomaaliya kuna soo tababartay Dalka Djibouti iyo Sudan. taliyahaan ayaa la sheegey inuu wato shahaadada Masterka oo uu ka qaatay Jaamacadda ku taalla Magaalladda Kampala, isagoo ku takhasusay Maamulka iyo maareynta
Posted on: Tue, 23 Jul 2013 20:47:35 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015