Ugaas Yaasiin Ugaas Abdirahmaan wuxuu ahaa hormuudkii isimada - TopicsExpress



          

Ugaas Yaasiin Ugaas Abdirahmaan wuxuu ahaa hormuudkii isimada Puntland xiligii la Asaasayey Dowald Gobaleedka Puntland wuxuu ahaa aabihii dhamaan umada reer puntland,wuxuu ahaa halyeey xoraynta dalka qayb libaax leh kasoo qaatay madaama uu ka tirsanaya leegadii SYL wuxuu hormuud u ahaa Nabadaan Dowladnimadaan Gobanimadaan aan maanta ku faanayno ragii dhidibada u taagay, intooda dhimatay alle ha u naxariisto intooda noolna ilaahay ha xifdiyo,Ugaas Yaasiin waxaan leenahay ilaahay ha kuu naxariisto adeer hoygaaga ha ka dhigo Janatul fardowsa, ameen ameeeeeeen.
Posted on: Wed, 31 Jul 2013 23:39:14 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015