Uganda oo kamid noqotay tobanka dal ee caalamka ugu musuqmaasuq - TopicsExpress



          

Uganda oo kamid noqotay tobanka dal ee caalamka ugu musuqmaasuq badan Warbixin ay soo saartay hay’ada Trancparency International ayaa lagu soo daabacay tobanka dal ee caalamka ugu musuqmaasuq badan waxaana dalalkaas safka hore kaga jira Sierra Leone,Liberia, Yemen iyo Kenya.Tobanka dal ee ugu musuqmaasuqa badan iyo baaxada musuqa ayaa u qornaa sidan:- 1)Sierra Leone 84% 2)Liberia 75% 3)Yemen 74% 4)Kenya 70% 5)Cameroon 62% 6)Libya 62% 7)Mozambique 62% 8)Zimbabwe 62% 9)Uganda 61% Dalalka ugu musuqmaasuqa yar ayaa waxaa kamida Denmark,Finland,Japan iyo Australia kuwaas oo musuqa laga sheegay uu yahay 1%
Posted on: Sun, 14 Jul 2013 19:54:16 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015