Vidic: “Guul-darro fool xun baa nasoo gaartay balse waan soo - TopicsExpress



          

Vidic: “Guul-darro fool xun baa nasoo gaartay balse waan soo laba kacleyneynaa” Waxaa Qoray: Ibrahim Geedow Super-Pipo Taariikh: 24-September-2013 Kabtanka kooxda Man Utd Nemaja Vidic ayaa sheegay in guul-darradii 4-1 kaga badisay kooxda cadow-deriska yihiin ee Man City, inay aheyd mid argagax leh balse loo baahan yahay in kooxdu ay dib usoo noolaato. Vidic ayaa sheegay in macallinka uusan masuul ka aheyn guul-darrada balse ay soo gaartay kooxda oo dhan. “Waxey aheyd guul-darro fool xun kulankii derbiga ee Axaddii, waa mid xanuun badan, waan hubaa in qofna uusan dooneyn in uu xasuusto” ayuu yiri Vidic oo la hadlay Sky Sports. Wuxuu sheegay in hadii ay guul-darro timaado ay su’aasha koowaad noqoneyso: Macallinka ma wanaagsanaa? Ciyaartoyda si fiican ma u ciyaareen?. “Aniga taas ma arko, kooxdan waa koox taariikh leh. Kooxdan waxey heysataa ciyaartoy koobab badan kula guuleystay oo ku wada jira xulalka qarankooda Khibrad badanna leh” ayuu yiri. “Guul-darradan waa mid na dhaawaceysa, balse waxa muhiimka ah ee macallinkeena cusub iyo kii horaba noo sheegeen ayaa ah, in aan soo laba kacleyno oo aan badinno kulanka xiga ee Liverpool” ayuu kusoo gaba-gabeeyay. Share this: Facebook2 Twitter1 Google +1 Pinterest Tumblr Wararka Kale Ee La Xiriira: Liverpool oo Juventus kula dagaallameysa saxiixa Alonso Xulka Jamhuuriyadda Ireland oo macallin Kumeel-gaar ah loo magacaabay Faa’idada Sannadlaha Arsenal Oo Hoos U Dhacday 30 Milyan Ginni. Robert Pires: Mesut Ozil Waxa Uu Arsenal U Qaadi Karaa Premier League. Sawiro: Luis Suarez Oo Diyaar U Ah Inuu Wajaho Man United Ka Dib Ganaaxii Qaniinyada Uu Ku Maqnaa. Aragti Ka Dhiibo Qoraalkaan Fadlan Ereyada Aflagaadada Ama Xumaanta Ah Ka Saar Fekradaada. Haddii Kale Fekradaada Waa La Masixi. Magaca * Email * Kooxda Aad Taageerto Halkaan Ku Qor Aragtidaada: You may use these HTML tags and attributes: 6 Responses to Vidic: “Guul-darro fool xun baa nasoo gaartay balse waan soo laba kacleyneynaa” caliabshir + rooneyReply 24-September-2013 at 8:19 am Good player ninrag ah 0 0 Qiimee Aragtidan Abdikadir Bashiir musse mcfc 4everReply 24-September-2013 at 7:57 am Kkkkkkk Sxb waxba ha calaancalin intuu david moos jogo Waan idin dileynaaaaa kkkkk mcfc 4ever 0 0 Qiimee Aragtidan C O D K AReply 24-September-2013 at 6:11 am Waxa mesha ka qaldan way iska cad yihiin e ma shaxda u d.moyes u garonka ku so galn united4ever 0 0 Qiimee Aragtidan RKOReply 24-September-2013 at 5:45 am Vidic is dreaming undreamable dream man und down man city up 0 0 Qiimee Aragtidan Abdishukri hassanReply 24-September-2013 at 5:06 am Vidic nin rag iga dheh sidas ayan dooneyna, lvpool wa in an ka ar gosana oo dhulka an lagalna vidic up and utd 4ever and i am sure e.p.l. Ni we2 wenye wivu wajinyonge 0 0 Qiimee Aragtidan MuStaFe..,..ArSeNal.....GiroUdReply 24-September-2013 at 4:21 am hhh war VidiC waxs Idinka laini dhaHaa Awodi a lahayden duqi sixirka bdnaa aya lafadhstay kkk Ha idinku Tagnato viva GennErs 0 1 Qiimee Aragtidan Halkaan Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Ciyaaraha Laacib.net: laacib.net/2013/09/24/vidic-guul-darro-fool-xun-baa-nasoo-gaartay-balse-waan-soo-laba-kacleyneynaa/ | Laacib.net
Posted on: Tue, 24 Sep 2013 06:13:43 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015