Waa xiligii Guga dhulkeena Somalia waxaa lagu jiraa Xiliga loo - TopicsExpress



          

Waa xiligii Guga dhulkeena Somalia waxaa lagu jiraa Xiliga loo yaqaan Hogo ama jarka hada sidaad u taqaan maxaad ku xasuusataa dhibka maalmahaan leeyahiin hadaad wax uun ka fahmeeyso dhaqanka iyo nolosha miyiga Anigu waxaan ka xasuustaa baahi badan .xoolaha oo aad u dhiban oo midba meel u faniino ayagoo raadinaayo geed madoow adiigoon saaka sidaad xoolaha u daba kacday aan salka dhulka dhigin ,Baahi badan sababtoo ah xoolaha oon caano alheeyn iyo howshooda oo aad u adag waxaad ka xasuusato nala wadaag
Posted on: Fri, 23 Aug 2013 16:36:32 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015