Waano Abuuris baa ka horaysay" "Bare hiirale Kismaayo markuu - TopicsExpress



          

Waano Abuuris baa ka horaysay" "Bare hiirale Kismaayo markuu Dagaalka ka cilaaminayay kuma uusan xisaabtamin AWOODA ciidamada dawlada juba-land iyo hubka casriga ah ee ay haystaan" "Hadii uu Aqli leyahay waxaa uu tu"saale ka dhigan lahaa waxii qabsaday IFTIIN baasto Waxaana kaga sii wadaxsanayd jabkii shabab ay ciidamada juba-land ugu gaysteen xududka kenya ilaa kismaayo oo marka la Eego Bare hiirale ka hub dhaqalo iyo tatikoba ka badnaa" "shababkii jubooyinka niman soo xasuuqay miyaa mooryaan soo duushay u dahi #AWOOWE kaneecada yaysan duurka kugu dilin"
Posted on: Fri, 09 Aug 2013 01:50:53 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015