Waar waxa ma hadaanu iska daynaa isticmaalkiisa Facebook - TopicsExpress



          

Waar waxa ma hadaanu iska daynaa isticmaalkiisa Facebook lahayninee...lafa-garaac baanu ka qaadnee?. Maalin waxaad arkaysaa qof aad kuugu dheeraa oo looga tacsiyadaynayo. Maalin waxaad arkaysaa gobolkaagii oo laga badiyay oo dacaayad lagu harqiyay. Maalin waxaad arkaysaa waziirkii beeshiina oo xilkii laga qaaday oo lagu orinayo. Maalin waxaad arkaysaa tu yar oo aad ku afarafaraysan jirtay oo loo hambalyaynayo oo lagu leeyahay caawa laga bilaablo nin kale ayay u uunsanaysaa. Subax noolba yamaayuuqay kugu kicinayaan. — feeling fajac. Mohamed-Amiin Ahmed Garaad Khadar Abdiqani Ahmed Abdi Qani Shaafici Daroor Omar Laab-Qabooje SpecialOne Hassan Cali Abdi Lahi Ahmed
Posted on: Mon, 24 Jun 2013 07:20:46 +0000

Trending Topics



>
***2013 Fall Fun Fest*** Who: Area I Soldiers and Families What:
Olá, Estamos divulgando um excelente negócio criado por uma
A conservative is a man with two perfectly good legs who, however,
My best friend I miss her so much ✊. I still have the
I know what a hard life is... And so does Eddie Money . I myself,

Recently Viewed Topics




© 2015