Walalaha muslimka ahow bisha Ramadan layeresanin hamodin arin iska - TopicsExpress



          

Walalaha muslimka ahow bisha Ramadan layeresanin hamodin arin iska fudeed ah‘ Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: ‘ Waxaa jira Jannada gudaheeda irrid la yiraahdo Ar-Rayaan oo ehlu soonkii oo keliya geli doonaan Maalinta Qiyaame, qof kalena uusan ka gelidonin waxaa la oran doonaa: ‘ Meeyey ehlu soonkii? Waxaa soo kici doonaan,dadkii ehlu soonka ahaa cidina ma geli doonto iyaga moyanee. Markii ay galaan, irridkaa waa la xiri doonaa, cid kalena ma geli doonto iyaga dabadood. marka kuwa iridaas loga yero alaha nagadhigo dhamanten
Posted on: Thu, 11 Jul 2013 20:32:53 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015