War Dag Dag ah. gaarsii dhamaan asxaabtaada iyo qoyskiina hadii ay - TopicsExpress



          

War Dag Dag ah. gaarsii dhamaan asxaabtaada iyo qoyskiina hadii ay jiraan safar ama socdaal dhanka cirka ah gaar ahaan diyaaradda Ethiopian Airline. laanta hawadda ee USA , ama mareykanka waxay xog halis ah ku heshay innay jiraan dareen iyo cabsi ku aadan diyaaradaha labadda dal ee kenya iyo Ethiopia. Arrintan waa xaasaasi -------------- Flight operations are prohibited in Ethiopian airspace north of 12 degrees latitude. The FAA also warns that Ethiopian forces may fire upon aircraft crossing into Ethiopian airspace from northeastern Kenya.View document »
Posted on: Sun, 20 Jul 2014 02:26:32 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015