War Macalim Fooxle war adeerow caawa waa ay iga talaa saakay 10 - TopicsExpress



          

War Macalim Fooxle war adeerow caawa waa ay iga talaa saakay 10 kii subaxnimo socdaalkaan bilaabay ayaan fadhiistay 5 gallabnimo aniga iyo Macalim Qarri Dhiriq Qorane waxaan subixii hore aadnay xaafada SAGAARA oo aanu ulugaynay hadan Sagaara intaan kasoo lugaynay ayaan tagnay Xaafada Colleg-ka wana lug intaas oo dhan Hadana intaan Xaafada College-ka tagnay ayaan tagnay Xaafada Nmuuri hadana waan kalugaynay waxana casar gaabadhkii gaadhay xaafada County markaas ayaan Dib oogu soo noqonay Xaafada Sunna intaas aan dhulka maraynay waan lugaynaynay uun talow ma rigbaa fakatay anaa og warbaa kadanabayne
Posted on: Fri, 21 Jun 2013 18:24:57 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015