War kasobaxay dowlada dhexe ee somaliya ayaa qiratay inay diyarad - TopicsExpress



          

War kasobaxay dowlada dhexe ee somaliya ayaa qiratay inay diyarad hub uga keentay dalka ethiopia kaga burburtay garoonka diyaradaha ee muqdisho. Waxay wararkan xaqiijinayaan in diyaradan ay siday hub farabdan oo loogu talagalay inay dowlada soomaliya u gudbiso bare hiirale iyo shabaabka uu lajoogo si ay magalada kismayo ugu qabsadan. Diyaradu waxay ku dhacday bakhar hubka loogu kaydiyo dowlada soomaliya halkaasna waxaa guud ahaanba kubaabay hubkay waday iyo waxii goobta ay ugu tagtay oo dhan.
Posted on: Fri, 09 Aug 2013 09:44:57 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015