Warkii u Dambeeyey: Dekada iyo garoonka Kismaayo oo la isku - TopicsExpress



          

Warkii u Dambeeyey: Dekada iyo garoonka Kismaayo oo la isku haysto, Wararkii ugu dambeeyey ee laga helayo magaalada Addis-Ababa ayaa sheegaya in wafdigii dowlada federaalka iyo kuwa Jubooyinka ay hada isku mari la’yihiin cida xukumaysa garoonka iyo dekada magaalada Kismaayo, Dowlada federaalka ayaa ku dhagan in garoonka iyo furdada Kismaayo lagu wareejiyo, ayna maamulaan, balse dhinaca Jubaland aya aku adkaysanaya inaysan marnaba wareejin doonin labadaasi goobood, Qodobada Heshiiska ayaa kaliya waxa aka harsan in qodobkan lagu heshiiyo balse waxay u egtahay in la isku mari la’yahay, Dhexdhexaadiyayaasha shirka ayaa hada so gooni ah isu arkaya, waxaana laga war sugayaa waxa ay soo jeediyaan, Balse qaar ka tirsan ergada Jubaland ayaa noo sheegay in sinaba aysan uga tanaasuli doonin inay dhiibaan garoonka iyo dekada Kismaayo, Wafdiga Jubaland waxa alaga soo xigtay in hadii loo dayn waayo qodobka ay gabi ahaanba shirka ka baxayaan oo ay ka soo tagi doonaan Madasha shirka
Posted on: Mon, 26 Aug 2013 14:46:36 +0000

Trending Topics



ht:30px;">
MAISON DE LA POÉSIE PROGRAMME :Maison de la Poésie Passage

Recently Viewed Topics




© 2015