Wasaarada Arrimaha Dibbada Somalia oo Shaqaale Reer Puntland ah Ka - TopicsExpress



          

Wasaarada Arrimaha Dibbada Somalia oo Shaqaale Reer Puntland ah Ka eridey amase Shaqada ka saartey. Saaxiib Qaali ah oo Wasaarada Arrimaha Dibbada Soomaaliya u shaqeeya ayaa Caawa II sheegey War laga naxo, taasoo oraneysa, Shaqaalihii kasoo jeedey Puntland oo dhamaa 13-Qof ayaa 12-Kamid lagu amrey iney Shaqada Ka tagaan, halka Shaqaalaha Wasaarada Arrimaha Dibbada ey dhan yihiin 120-Qof. Waa arin Cunsuriyada Iyo Isir sooc ku dhisan mana aha wax aan Aqbali karno. Waxaan Xildhibaanada Puntland kasoo jeeda ee Dowlada Somalia u maala u sheegeynaa iney arintan soo cadeeyaan. Sakariye Isticmaar
Posted on: Sat, 06 Jul 2013 20:38:52 +0000

Recently Viewed Topics




© 2015