Waxaan halkan hambalyo uga dirayaa ciidamada sida gaarka ah - TopicsExpress



          

Waxaan halkan hambalyo uga dirayaa ciidamada sida gaarka ah utabaran ee DAWALADA DEEGAANKA SOMALIDA ETHIOPIA ee looyaqaano liyou police ka oo gabi ahaanba gacan birra kuhaya nabada deegaanka somalida ethiopia ayaa hawlgalo aykafuliyeen gobolka doolo gaar ahaan agagaarka magaalada buhodle oo aykusoo qaqabteen qaarkamida saraakishii ugusareesay alshabaab kuwaasoo isaga gooshayey gobolada woqooyiga somalia iyo koonfur soomalia kanasamaystay xarumo burco iyo hargaisa hambalyo cidamada liyou police
Posted on: Sat, 22 Jun 2013 13:59:19 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015