Waxaan la yaabay dunidan ay walaalaha noqdeen dadka islaamka - TopicsExpress



          

Waxaan la yaabay dunidan ay walaalaha noqdeen dadka islaamka sheegta Halka uu allah ku yiri nabi nuux csw Ehel kuuma ahan wiilkaaga maadaama uusan kugu diin ahayn Waxaan la yaabay dhiig qof muslim ah leeyahay oo loo shubayo gaalo laga yaabo in ay dhib u geestaan isla dadkaas dhiiga ugu deeqaya Waxaan la yaabay dad somali sheeganaya oo hadana ka mayal adag gaalada marka ay timaado wax ka sheegida dadka islaamka ah Soo kama wanaagsanaan lahayn in qofku iska aamuso hadii uusan ku hadlayn wax khayr ah
Posted on: Mon, 23 Sep 2013 14:30:26 +0000

Trending Topics



ight:30px;">
So happy to share with you the first gorgeous post from our newly
Rxmotor 07-12 Toyota Tundra Red Led Tail Lights Rear Brake Lamps

Recently Viewed Topics




© 2015