Waxaan manta deeq lacageed cuno dhar gogol iyo nafaqo wanaagsan - TopicsExpress



          

Waxaan manta deeq lacageed cuno dhar gogol iyo nafaqo wanaagsan garsiinay hoyadii wayeelka ahed maal mahan aad kawadanayseen internetka waa hooyo barey mohamud galgalo oo jirta 136 sano oo kusugan xeryaha qaxotiga ee dadaab gobalka waqooyi bari Kenya gar ahaan xerada ifo hooyadan oo sida aaad intiini daawatay lasocotaan an haysan waxdaryeel ah iyo hele midna ayaa waxaa deeqlacageed oo wanaagsan usoo direy qarkmid ah dadka somaliyed ee kudhaqan dacalada aduunka gaar ahaan qurbaha gudaha wanka Somalia iyo Kenya waxaana uga mahadcelinaynaa cidkasta oo gacan kagaysatay caawinta hooyadan somaliyed walals yaal waxaad marqati kanoqotaan deeqdii aad soo dirteen in ay gartay qofkii mudnaa xilikii kuhaboonayaa iyo siwanaagsan waxaadna ogataan in ay hooyadan wali ubaahantahay garab istaag iyo kawarqab wanaagsan waana midnoo taala waxaana idinka balan qadayaa haduu alle idmo in aan hooyan guri udhisno islamarkaana aan idinsoo gudbino gurigii oo dhisan iyo isbadal wanaagsan walayaal waad mahadsan tihiin marlabaad , Waxaan si gaar ah idiinkaga mahad celinayaa sidii aad noo aminteen ee aad amaanada inoogu soo dhibteen walalayaal amanadii waan garsiinay cidii aad usoo dirteen ,hadaba muqaal fahfaahsann kadaawo halkan
Posted on: Fri, 03 Oct 2014 15:47:34 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015