Waxaan ogaysiinaynaa dhamaan Ardayda Reer Puntland ee ku sugan - TopicsExpress



          

Waxaan ogaysiinaynaa dhamaan Ardayda Reer Puntland ee ku sugan wadanka Malaysia in uuna jirin xubin Gudiga ka mid ah oo is casishay, waxaa jira dad aan xilkas ahayn oo meelaahaas la wareegaya war aan raad lahayn. waxaan uga digayaa kuwa raba in ay ardayda khilaaf ka dhex abuuraan in ay ka waan toobaan wax yaabaha ay suuqa la wareegayaan. gudigu waxay cadaynayaan in doorashada loo qaban doono si deg deg ah insha allah. waxaan idin kula talinayaa in aad iska fiirisaan cida aad warka ka qaadanaysaan, qofkastana aydaan waraysaysan ilaa aad gudiga ka maqashaan war si official ah uga soo baxay. Mahadsanidiin
Posted on: Thu, 22 Aug 2013 22:27:14 +0000

Trending Topics



-height:30px;">
Tempranito en la madrugada en la casa de mi Padre! Qué muchas

Recently Viewed Topics




© 2015