Waxaan raali galinayaa hadii uu jiro qof aan magaciisa ama - TopicsExpress



          

Waxaan raali galinayaa hadii uu jiro qof aan magaciisa ama naanaystiisa ku soo qaatay sheekooyinkayga qaarkood. Waxaa soo baxday in aan isticmaalay magacyo dad la gartay. Magacyada la ii sheegay inay jiraan waxaa ka mid ah, Ilyaas Raja, Cali Arabsiyo, Hibo Dheer, Cali Raab, Nimco Buuro, iyo Siciid Gaab. Ku tala gal igamay ahayn, wax ujeedo ah oo ka dambaysayna ma jirin ee waa wax isku beegmay waana arin dhici karta. Xaal iyo raali galin ayaan bixiyey.
Posted on: Sun, 01 Sep 2013 04:07:54 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015