Waxan ka yabanahey siyasada jididka ah ee usnta belgium ee - TopicsExpress



          

Waxan ka yabanahey siyasada jididka ah ee usnta belgium ee noqotey: "wax ban qarxineyna, liste ban sineyna Ali deberkeleh iyo Dimitri": waxa is weydin leh : ma dadka rer jabutiga ayey ururinayan miso wey kala socsocayan?. hadii u ninkastaba u ninka u la colyahey anba u qabil ku eryanayo wan qarxinaya yirahdo dhibato weyn ayey ka dhex rideysa umada rer jabuti ee dhulka shisheeyaha joga ee iyagu guntoda is og, ee is asaya hadi u qof ka geriyodo. Dadka rer jabutiga family mid ah ayey ini ku jirta mucaradka inah muxafadka: hadi inah gosha la gashado inah wa la qarxinayaa la dhaho, wa laga yaaci usnta (sidi i ka dhacdey mudaharadki u dambeeyey ee jimci 10ka qof lagu yimidey). Hadii cid u talisku so dirtey ay jirto oo dhibato u keenaya USNta lagarey, lakin ha laiska dayo islanta ilmo xanusanaya la timidey, anba qof rux ah o weyn oo xanun u timidey ee la daba galayo. wa arin folxun oo GEDkiba u mel ku gari wayey. ka shaqeya midnimada umada rer jabuti Hadi mucaradka jadiidka ah hada usnta belgium utaliya leeyihin dad uma bahnin ee waxa nagu filan Ali deberkele iyo Dimitri wa arin goni ah: oo na tuseysa in danaha danta umada rer jabuti lo halgameyn oo lo halgamayo dana gar ah. Waxan halkan farin uga diraya masuliyinta USN ta ee so wakilatey gudidan iney arinta ka firsadan, oo ey aqli celin u sameeyan siyaasintan jadidka ah ee usnta belgiga. Mucaradka belgigu magac iyo mamusbu lahanjirey ha lagu so celiyo
Posted on: Sun, 08 Sep 2013 19:11:57 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015