Weli ma arko anigu Musharax la dooran karo oo isku soo taagay - TopicsExpress



          

Weli ma arko anigu Musharax la dooran karo oo isku soo taagay Doorashada Madaxtinimada #Puntland, Waxan weli u jeeda Qabiil wax iska celin ku jira Iyo Qabiilo dagaal fursad u raadin, Lakiin waxan dhihi laha Ha la isku soo sharaxo Madaxtinimada sii meesha loga saaro maamul xumida iyo qabyaalada diidan in Dimqaradiyad loo gudbo.... Runtu waa u Horumar Shacabkeena Soomaaliyeed, Sii Midnimadu u jirto Aan isbedel la nimano..
Posted on: Wed, 30 Oct 2013 19:21:27 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015