Wiil arday ah baa aabihiis warqad udiray:- “Aabe lacag ii soo - TopicsExpress



          

Wiil arday ah baa aabihiis warqad udiray:- “Aabe lacag ii soo dir xaalada kuleejada (COLLE GE) ka way adagtahay, hadaadan lacag ii soo dirine waan is dal-dalaayaa” Aabihii baa kusoo jawaabay:- “Xaalada guriga baa ka adag xaaladaada kuleejka(COLLEG E) Marka aabe hadaad is ceejineesid waa caadi, maxaa yeelay waxaad naga yareeneesaa qarashka, Xarigii aad isku ceejin laheed tukaan kasii deynso anigaa bixinaayo markaan meedkaaga soo doonaayo, ilaaheey meel fiican hakaa geeyo janada wiilkeyga. kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkk Duqa ku adkees majirin isagaa keenay.
Posted on: Tue, 08 Oct 2013 20:36:09 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015