XIKMADAHA KU JIRA TIROOYINKA 2-9 1. 1. Ma ogtahay in Alle - TopicsExpress



          

XIKMADAHA KU JIRA TIROOYINKA 2-9 1. 1. Ma ogtahay in Alle (SW) uu ka yeelay kownkan Dad, Xoolo,Dhamaan Xayawaanba, dhirta uu ka dhigay (2)Nooc , lab iyo Dhadig. 2. 2. Ma ogtahay in Aadamuhu ay lee yihiin (2) Indhood,Dhegood,Lugood, Gacmood,Kelyood.Sababood. 3. 3. Ma ogtahay in Xoolaha iyo Xayaawaankuba ay leeyihiin marka lag reebo xamaaratada (2) indhood, jeen-yood,lugood,dhegood,kelyood,sanbabood. 4. 4. Ma ogtahay in Shaykastaa uu ka kooban yahay (2) Habeen iyo maalin, Nabad iyo Colaad, Nolol iyo Geeri, Farxad iyo Naxdin, Mugdi iyo Iftiin,Caafimaad iyo Cudur, IWM. Tirada Sadex 3 Biyaha iyo Xidhiidhka Nolosha Aadamaha 1. 1. Ma ogtahay in Barako ay ku jirto kuwaas oo lagama’maar-maan u ah Aassaasska Nolosha Aadamaha (3) Shay ee Madow, “Hawada, Biyaha,Timirta”. 1. 2. Ma ogtahay in lagama’maar-maan u tahay Aassaasska Nolosha Aadamaha (3) Shay, “Hawada (Air), Biyaha(Water),Cuntada(Food) 1. 3. Ma ogtahay in qofku hawo la’aan noolaan karo mudo (3) Daqiiqadood. 1. 4. Ma ogtahay in qofku Biyo la’aan noolaan karo mudo (3) Maalmood ah. 1. 5. Ma ogtahay in qofku Cunto la’aan noolaan karo mudo (3) Todobaad ah. 1. 6. Ma ogtahay in Nabigu Maxamed (CSW) uu inoo sheegay in la iska ilaaliyo (3) da,-Cad-Cad. “ Sonkorta, Milixda, baruurta. 1. 7. Ma ogtahay in sadexda cad-cad laga qaado (3) da Cudur ee ugu khatar san dunida “ Sonkorow (Diabetic), Dhiig-karka, iyo Subowga (Cholesterol). 1. 8. Ma ogtahay in Mar-khaatigu Raga uu yahay (3) qof. 1. 9. Ma ogtahay in Biyaha Weysaysiga jidhku uu yahay saddex (3) Jeer, 1. 10. Ma ogtahay in Ka-may-dhashada jinaabadu ay tahay saddex (3) Jeer. 1. 11. Ma ogtahay in Maydhida Maydku waajib tahay (3) Jeer, 1. 12. Ma ogtahay in Illmaha marka uu dhasho lagu waajibiyey (3) Shay “ Yixda oo laga xiiro, in loo wan-qalo, iyo Magac loo bixiyo”. 1. 13. Ma ogtahay in Furniinka la baneeyey (3) Jeer. 1. 14. Ma ogtahay in Tufku uu yahay (3) Jeer. 1. 15. Ma ogtahay in (3) ka mid ah jidhka Aadamaha uu kooban biyo, “Maqaarka 60% waa biyo,”Maskaxda 75% waa biyo,” Dhiiga 83% waa biyo”. 1. 16. Ma ogtahay in Khashin-saarka biyaha jidhka aadamuhu uu yahay (3) Nooc, “Kaadi, Dhidid, Neefsashada”. 1. 17. Ma ogtahay in Maalintii Khashin-saarka biyaha jidhka aadamuhu uu yahay (3) Quarts. 1. 18. Ma ogtahay in Maalintii biyaha jidhka aadamuhu uu u baahan yahay (3) Quarts 1. 19. Ma ogtahay in Biyaha Nadiifta ah loo isticmaalo (3) Shay, Cabitaan,Karinta cuntada iyo maydhidooda, Maydhashada Jidhka. 1. 20. Ma ogtahay in Biyaha aan Nadiifta-ahayni ay ku-dhashaan (3) Nooc, Protozoa, Bacteria, Viruse. 1. 21. Ma ogtahay in haddii la’cabo Biyo aan nadiif ahayn oo leh “Protozoa” ay keeni karto (3)da Cudur ee kala ah, Amoeba,Giardia, iyo Crypto(sporidium). 1. 22. Ma ogtahay in haddii la cabo Biyo aan nadiif ahayn oo leh “Bacteria” ay keeni karto (3) Cudur, “Shuban-dhiig (Shuban). Daacuun (Cholera) iyo Typhoid”. 1. 23. Ma ogtahay in haddii la cabo Biyo aan nadiif ahayn oo leh “Viruses” ay keeni karto (3) Cudur, Beer-xanuun “Hepatitis”, Yellow-fever, Cudurka Dabeysha”Polio(myelitis). 1. 24. Ma ogtahay in Biyaha lagu nadiifin karo (3) hab,”Daaweyn, Kar-karinta ”Bioling” iyo Isticmaalida Qalabka “Filter”. 1. 25. Ma ogtahay in dhagaha Aadamuhu leeyihiin (3) Semicircular Canals 1. 26. Ma ogtahay in dhagaha Aadamaha Dhexdoodu leeyihiin (3) Ossicles 1. 27. Ma ogtahay in Aadamuhu uu ka kooban yahay (3) Qaybood “ Naf (Soul), Spiritual (Ruux) iyo Jidh (Body) 1. 28. Ma ogtahay in Habdhiska wareega dhiigu ka kooban yahay (3) (Wadnaha, Dhiiga iyo Xididada) 1. 29. Ma ogtahay in Habdhiska Neefsashada ay ka kooban tahay (3) (Sanka,Hawo mareenka,iyo Sanbabada) 1. 30. Ma ogtahay in Hab-dhiska Qashin saarku ka kooban yahay (3) (Sanbabada,Min-dhicirka weyn,Kalyaha) 1. 31. Ma ogtahay in Hab-dhiska Neerfuhu ka kooban yahay (3) (Maskaxda, Laf-dhabarta”spinal cord” iyo Xididada neerfaha) 1. 32. Ma ogtahay in ku Abuurida Illamaha Uurka hooyada uu maro (3) marxaladood, “Candhuuf, Xinjir, Jidh” 1. 33. Ma ogtahay in miisaanka maskaxda Aadamuhu ay tahay (3) Pounds”. 1. 34. Ma ogtahay in Maskaxada Aadamuhu ka kooban tahay (3) Qaybood “Cerebrum, Cerebellum, the brain stem “ 1. 35. Ma ogtahay in Qaybaha jidhka Aadamaha ee aan Timaha lahayni ay yihiin (3) Qaybood. “Dibnaha( on the lips), Baabacada (on the palms of the hands), Cagta -hoosteeda (soles of the feet) 2. Ma ogtahay in Timaha Jidhka Aadamahu ka kooban yahay (3) Midab, “ Dahabi ama Casaan(Blond or red hair), Madow (Black or Brown hair), Cadaan (Gray or White hair) 3. 37. Ma ogtahay in Caanaha Naaska Hooyadu uu ka kooban yahay (3) Qaybood, “ Dux (Fats), Biyo ( Water) iyo Nafaqo (Protein) 1. 38. Ma ogtahay in suxulku (Elbow joints) jidhka Aadamuhu ka kooban yahay (3) Lafood. 1. 39. Ma ogtahay in Ilkaha Aadamuhu ka kooban yihiin (3) Qaybood, “ Gaws, Miciyo, Foolasha. 1. 40. Ma ogtahay in Jidhka Aadamaha qaarka mid ahi ay ka kooban yihiin (3) Xaraf, “ San,Lug,Far, 1. 41. Ma ogtahay in Toban ka mid ah Jidhka Aadamaha ay kooban yihiin (3) Xaraf luuqada ingiriisiga, “arm ,toe ,eye ,ear ,leg ,hip ,lip ,gum ,jaw ,rib. 1. 42. Ma ogtahay in Goor-sheegtu ka kooban tahay (3) qaybood, Il-bidhiqsi (Seconds), Minutes, Saacad (Hour). 1. 43. Ma ogtahay in Faa’idada malabku uu lee yahay Caafimaadka Aadamaha ay tahay (3) shay “ Tamar (Energy), Dhisida Difaaca jidhka (Immunity), Macdano ( Elements ) 1. 44. Ma ogtahay in Shinidu ay ka kooban tahay (3) Nooc. “ Boqorada ( a single female Queen bees), Shinida Lab”Dronebee”, Shinida Dhadig”Workersbees” 1. 45. Ma ogtahay in beedka shinidu uu ahaa Beed mudo (3) Cisho ah. 1. 46. Ma ogtahay in Larva shinidu ay ahaato Buulay mudo (3) Cisho ah. 1. 47. Ma ogtahay in Lulubada shinidu aya ahaato Lulubo mudo (3) Cisho ah. 1. 48. Ma ogtahay in marada Hidaha iyo Dhaqankeena ee ay dumarku xidhaan la yidhaahdo (3) Qayd. 1. 49. Ma ogtahay in Hidaha iyo Dhaqankeena dumarkeenu ay xidhan jireen ay tahay (3) Shay, “ Boqor-darayo muusa, Dhaclo, Cunaabi. 1. 50. Ma ogtahay in Dhisida hore ee Aqal somaligu uu ka kooban yahay (3) Shay, “ Udub ,Dhigo, Loolka” 1. 51. Ma ogtahay in Guurka Dhaqanka somalidu uu yahay (3) Habeen,” Habeenka Hoynta, Habeenka Labaad, Habeenka Sadexaad(Gaafka)” 1. 52. Ma ogtahay in Waajibaadka Guurku uu yahay (3) shay,” Masruufka, Mariinka,Galmada” 1. 53. Ma ogtahay in Xididku uu ka kooban yahay (3) ,” Seedi ama Dumaashi, Sodog iyo Sodoh” 1. 54. Ma ogtahay in ay yihiin Waxa Aduunyada ugu qaalisan ee ay Aadamuhu ay aad u jecel yihiin ay yihiin (3) Shay, “ Candhuufta Caarada(waxaana laga sameeyaa Maryaha Xariirta ah), Xaarka Nibiriga (Canbarka waa udug), Caruurta (Ubadka). 1. 55. Ma ogtahay in xiliga jiilaanku uu yahay (3) billood. 1. 56. Ma ogtahay in xiliga Gu-gu uu yahay (3) billodd. 1. 57. Ma ogtahay in xiliga Xagaagu uu yahay (3) billood. 1. 58. Ma ogtahay in Xiliga- Deyrtu ay tahay (3) billood. 1. 59. Ma ogtahay in Xoolaha la-dhaqdaa ay ka-kooban yihiin (3) Nooc, “Geel, Adhi iyo Lo” 1. 60. Ma ogtahay in Adhigu ku qaan-gaadho (Puberty) mudo ah (3) Billood ah. 1. 61. Ma ogtahay in Gaadiidkii hore ay ahaan jireen (3) “ Gun-buri,Faras iyo Dameer” 1. 62. Ma ogtahay in Atomku ka kooban yahay (3) Qeybood “ Proton, Neutron, and Electron”. 1. 63. Ma ogtahay in Xadhka Laydhku uu maro ay ka kooban yihiin (3) Fays, Negative, Positive and Neutral Tirada Afar 4 1. 1. Ma ogtahay in Alle Subxaanahu wa-tacaalaaye wuxuu soo dejiyey (4) Diimood “ Sabuur,Furqaan,Injiil, Towraat) 1. 2. Ma ogtahay in Diimahaasi ay laahaayeen (4) Kutub “ Quraan,Sabuur, Injiil,Towraat. 1. 3. Ma ogtahay in Rusushu ay ahaayeen (4) Rusul “Ibraahim,Muuse,Ciise, Maxamed” 1. 4. Ma ogtahay in quraanka lagu sheegay (4) Dumar ah “ Maryama Bintu cimraan, Gabadhii fircoon, Gabadhii boqor casiis, Gabdhii Nabi-luud” 1. 5. Ma ogtahay in ay yaraantoodii ku hadleen (4) Caruura” Nabi Ciise, Wa-saaxibu jureyr, Wa-shaahidu Yuusuf, iyo Ukhduud” 1. 6. Ma ogtahay in Alle Subxaana wa-tacaalaaye uu nafta galiyo Ilmaha marka uu Uurka hooyada ku jiro (4) billood 1. 7. Ma ogtahay in Afada Ninkeedu geeriyoodo inay qaado Asay (4) Bilood iyo 10 habeen 2. 8. Ma ogtahay in Salaada Duhur ka kooban tahay (4) Ragcadood. 1. 9. Ma ogtahay in Salaada Casar ka kooban tahay (4) Ragcadood. 10. Ma ogtahay in Salaada Cashaa’I ka kooban tahay (4) Ragcadood 11. Ma ogtahay in ay jiraan (4) Nololood “Nolosha Uurka, Nolosha Ifka, Nolosha Aakhiro, Nolosha janada/Cadaabta” 12. Ma ogtahay in Sunnigu ka kooban yahay (4) Mabhadood “ Xanafi, Maa’liki, Shaafici,Xanbali 13. Ma ogtahay in Maydka lagu waajibay (4) Shay “ in la maydho,in- la‘kanfo,in-lagu tukado,iyo in-la’aaso. 14. Ma ogtahay in Meertada Nolosha Aadamuhu ay marto (4) Marxaladood “ Caruur, Dhalin-yaro, Xoog”Medial Age” Waayeel. 15. Ma ogtahay in Dhiiga aadaamuhu u qaysamo (4) Nooc “A,B,O,AB”, 16. Ma ogtahay in Raga loo baneeyey inay guursadaan (4) Dumar ah 17. Ma ogtahay in Jihooyinku ka kooban yihiin (4) Jiho “ Waqooyi, Koonfur,Barri,Galbeed” 18. Ma ogtahay in maalintu leedahay (4) Xili “ Aroor,Duhur,Galab,Fiid” 19. Ma ogtahay in Cayayaanka uu soo maro (4) Mar-xaladood “ Beed(egg,Ovale), Lulubiy (Larve), Pupa , Imago 20. Ma ogtahay in cayayaanka marka laga reebo duqsiga ay leeyihiin (4) Baal 21. Ma ogtahay in faryadu oo ah faraha ta- (4) aad aanay kaligeed dhaqaaqi Karin. 22. Ma ogtahay in Wadnuhu ka kooban yahay (4) Qeybood 23. Ma ogtahay in Qeybaha Ilkaha aadamuhu ay yihiin (4) “ Foolasha sare,iyo kuwa hoose, Miciyaha 24. Ma ogtahay in Qaaciidada xisaabta ee la raaco inay tahay (4) Qaybood” Isugeyn, Isku-dhufasho,Kala-jarid Isku-qeybin. 25. Ma ogtahay in Xiliyadu ka kooban yihiin (4) Xilli “ Gu, jiilaal, Xagaa, Deyr” 26. Ma ogtahay in Bishu ka kooban tahay (4) Usbuuc 27. Ma ogtahay in walaxuhu ay maraan (4) qaab” Solid (Adke),Liquid (Dareere), Gas, Plasma “ 28. Ma ogtahay in Dheemantu ay leedahay (4) Gees. Tirada Shan 5 1. 1. Ma ogtahay in tiirka islaamka uu ka kooban yahay (5) Tiir, “ Qirida Alle (SW) iyo Rasuulkiisa Muxamed (CSW), Oogida salaada, Soonka, Sakada, iyo Xajka” 1. 2. Ma ogtahay in Alle (SW) uu Aadamaha ku waajib yeelay inay gutaan maalintii (5) Salaadood. 1. 3. Ma ogtahay in Xidigtu ay leedahay (5) Gees. 1. 4. Ma ogtahay in Habka Dareen wadayasha Aadamuhu uu yahay (5) Nooc, “ Araga, Maqalka,Urta, Dhadhanka, Taabashada” 1. 5. Ma ogtahay in Dhadhanku ka kooban yahay (5) qaybood,” Macaan”Sweet”, Dhanaan”Salty”, Dhadhanka Cuntada “Sour”, Qadhaadh “ Bitter” iyo Umami . 1. 6. Ma ogtahay in Codka Aadamahu ka kooban yahay (5) qaybood, Hadalka”Talking” , Dhawaaqa Heesaha(Singing), Qosolka(Laughing ) , Oohinta (Crying) iyo Dhawaaqa caruurta Dhalata (Screaming) 1. 7. Ma ogtahay in geedku ka kooban yahay (5) Qaybood, Root, trunk, Brunch, Twing, and leaves. 2. 8. Ma ogtahay in mid ka mid ah xayawaanka cuna xoolaha loo yaqaano (5) Magac, “ Waraabe, Dhurwaa,Dhidar,Weere,Goole waraabe” 1. 9. Ma ogtahay in waydiimaha su’aaluhu ay ka kooban yihiin (5) qaybood, Maxay “What”, Sabab”Why” Xagee” Where” Kuma “Who” Goorma “When” Tirada 6 1. 1. Ma ogtahay in tiirka Iimaanku ka kooban yahay (6) Tiir, “ Rumaynta Alle (SW), iyo Malaa’igtiisa, Rusushiisa,Kutubkiisa, Maalinta qiyaamaha, Qadarka khayrka iyo sharka . Tirada Todoba 7 Cibaaddada xidhiidhka Aadamaha 1. 1. Ma ogtahay in Qur’aanka lagu sheegay (7) sabuul. 1. 2. Ma ogtahay in qur’aanka lagu sheegay (7) sac. 1. 3. Ma ogtahay in quraanka lagu sheegay (7) malag “Jibriil ,Makahiil,Israafiil ,Rudwaan ,Maa’lik ,Mu’kar,Ma’kiiyr” 1. 4. Ma ogtahay in quraanka lagu sheegay (7) Cadaabood “Jahanama, Jaxiima, Saciira, Saqara, Sam-hariira, Xudama, Haawiya” 1. 5. Ma ogtahay in qur’aanka lagu sheegay (7) Jano “Fardowsa,Cadni,Naciima, Mawa,Rowda,Riyad,….” 1. 6. Ma ogtahay in quraanka lagu sheegay (7) samo 1. 7. Ma ogtahay in qur’aanka uu yahay (7) jalaad (Dhawaaq) 1. 8. Ma ogtahay in salaada ciida la aqriyo takbiirta (7) jeer. 1. 9. Ma ogtahay xajka marka la dawaafayo lagu wareego (7) jeer. 1. 10. Ma ogtahay in buurta safwa orod lagu maro (7) jeer. 1. 11. Ma ogtahay marka dhagax- tuurashada ay tahay (7) jeer…. 1. 12. Ma ogtahay in ilmaha lagu amro salaadaiyo Tarbiyada marka ay gaadhaan (7) jir. 1. 13. ma ogtahay in marka uu ilmu dhasho loo wanqalo maalinta (7) aad 1. 14. Ma ogtahay in jireen mucjisooyinkii ugu weynaa ay ahaayeeny (7) Mucjiso (Nabi adan, Xawa, Nabi Ciise, Ushii nabi Muse, Hashii reer Tamuud, Wankii Nabi Ismaciil iyo dhalinyaradii Yoomul kaaf) 1. 15. Ma ogtahay in qur’aanka lagu sheegay (7) nin “Abiilahab ,Qaaruun,Haaman,Saamiri, Fircoon ,Aasar ,Nabruud” 1. 16. Ma Ogtahay in gabadha Waligeedu yahay (7) qof, “Aabaheed, Wallaalkeed, wallaalkeeda xagga aabo, Wallaakeed xagga hooyo, awowgeed, Abtigeed iyo Inan ay dhashay (Haddii uu jiro) 1. 17. Ma ogtahay in Alle kaa xaaraatinimeeyey inaad guursato (7) dumar ah “ Mushrikada,Gabadhaada hadii aad furtay sadddxdii dalaaqadood, Afar dumar ah hadaad qabtid ta-shanaad, Gabadha Nin kale uu qabo, Gabadha aan cadad bixin, Gabadhaadu inantay wadatay, laba dumar ah oo wallaalo ah isku mar inaad guursato” 1. 18. Ma ogtahay in Alle kaa xaaraatinimeeyey guurka (7) dumar oo ka mid ah qoyskaaga “Hooyadaa, Walaashaa, Habaryartaa, Edadaa, Walaashaa xaga-hooyo, Walaashaa xaga-aabo, Inanta naaska wada jaqdeen” 1. 19. Ma ogtahay in Alle kaa xaaraatinimeeyey guurka (7) dumar oo kamid ah Ehelkaaga “ Inantaada, Inanta inankaagu dhalay,Inanta ay inantaadu dhashay, Ayeydaa xaga aabo, Ayeydaa xaga hooyo ,Inanta aad abtiga u tahay, inanta aad adeerka u tahay” 1. 20. Ma ogtahay in Alle kaa xaaraatinimeeyey guurka (7) dumar oo ka mid ah Qaraabadaada “ Sodohdaa, Gabadha inankaagu qabo, Inaadeertaa, habar-wadaagtaa, Aayadaa aabo, gabadhaada habar-yarteed, gabdhaada Ededeed Cimilada iyo Deegaanka 1. 21. Ma ogtahay in qaaradaha dunida ay yihiin (7) qaaradood 1. 22. Ma ogtahay in dhulku uu yahay (7) arlo 1. 23. Ma ogtahay in badaha ay yihiin (7) badood (Pacifica an ,Atlantic Ocean,Black sea,Red sea,Meditareine sea,Cranbian sea,Indian Ocean) 1. 24. Ma ogtahay in Ciidu ka kooban tahay (7) Ciidood (Sands,Cemet,Paints,Hematite’ metal,Uranium,Calcium carbonate,Orum;Gold’) 1. 25. Ma ogtahay in Alle “subxaanahu watacaalaye” uu jidhka Aadamaha ka abuuray Ciid “ Ciiduna waxay u qeybsantaa (7) Ciidood (Sands,Cemet,Paints,Hematite’ metal,Uranium,Calcium carbonate,Orum;Gold’) 1. 26. Ma ogtahay in Macdamaha dhagaxaantu` ka kooban yahay (7) Dhagax Gum Stones“Ruby, Diamond, Blue panel, Green panel, Amoral,Topaz, sphere” 1. 27. Ma ogtahay Dhagaxu ka kooban yahay (7) Nooc “Quarts ( sand),Halite (Cusbo), Calcite(nurad), Gypsum(Dhagax), Pyrite(Bir), Diayone(carbon), Feldspar” 1. 28. Ma ogtahay in dabayshu ka kooban tahay (7) dabaylood “Flurries (fore),Scattered tunder storm(dufan), Humid air (dhado), Cooler air(dhaxan), Muggy air(ceeryaan), Dry -air(dheel),Sunny air(hanfi)” 1. 29. Ma ogtahay in Roobku ka kooban yahay (7) Nooc (Rain, Trace rain, Shower(mayey), Tunder and storm rain(mahigan), Haze/hail, Snow-rain, Snow-shower) 1. 30. Ma ogtahay in Jihooyinku (directions) yihiin (7) Jiho “Waqooyi, koonfur, Bari, Galbeed, Kor, Hoos, Badhtamaha,” 1. 31. Ma ogtahay in midabada qaanso roobaadka ay yihiin (7) midab. 1. 32. Ma ogtahay maalmaha Todobaadku in ay yihiin (7) maalmood. 1. 33. Ma ogtahay maalmaha todobaadku in ay leeyihiin (7) Astaamood “ Maanta, Ba’ri, Shalay, Doraad, Sahandanbe, Saakuun, Sidataal” 1. 34. Ma ogtahay in ay jiraan (7) Midab Todobada Meeraha 1. 35. Ma ogtahay akhristow in dayaxa uu sameeyo bishii (7) wareeg. 1. 36. Ma ogtahay in meeraha inta la arki karaa ay tahay (7) (Sun, Moon, Mercury, Venus, Mars, Jupiter and Saturn). 1. 37. Ma ogtahay in dayaxa-xiliyada Guga uu marro (7) God ee Raqaha. 1. 38. Ma ogtahay in dayaxa-xiliyada Xagaa uu marro (7) God ee Dirir-sagaalood. 1. 39. Ma ogtahay in dayaxa-xiliyada Deyrta uu marro (7) God ee Daalalo. 1. 40. Ma ogtahay in dayaxa-xiliyada Jiilaalka uu marro (7) God ee Cirir. Dhaqanka 1. 41. Ma ogtahay akhristow in lamaaha is guursada ay (7) galaan 1. 42. Ma ogtahay in dhaqanka carabtu ay u bixiyaan ilmaha ku dhasha mucjisada (7) Sabca 1. 43. Ma ogtahay in aduunka ay jiraa (7) Diimood “Buddhism, Christianity, Islam, Confucianism/Taoism Chins Religious, Judaism (Jewish People), Shinto’s (Japans Religious), Hinduism” 1. 44. Ma ogtahay in ay leeyihiin Diimahaasi (7) Macbad“Temple’s, Charge, Mosque, Synagogues, Monasteries, iec” 1. 45. Ma ogtahay in ay leeyihiin Diimahaasi (7) luuqadood 1. 46. Ma ogtahay in ay leeyihiin Diimahaasi (7) Calaamadood “Wheel of the law, Latin cross, Star and crescent, ying-yong, Star of David, Tar tin-gate way, Om-or Barahma-Atam hindu” 1. 47. Ma ogtahay in dhawaaqa qalab ciyaareedku(Music) ka kooban yahay (7) cod “‘do’, ‘re’, ‘me’, ‘fa’, ‘so’, ‘la’ and ‘te’. 1. 48. Ma ogtahay in ciyaaraha Somalidu ka kooban yihiin (7) Ciyaarood. Dhaanto “Hirwo”, Bottor “Jiib iyo Jaan”, Saylici “Wala-saqo”, Jaan-dheer, Baar-cade,Shirbo “ Hoo-labi”, Harimaadee 1. 49. Ma ogtahay in suugaantu ay tahaya (7) nooc. Gabay,Geeraar, Guure,Jiifto,Buraan-bur, Hees-hawleed, Maanso 1. 50. Ma ogtahay in ka hor curashada Guga inuu da’o Roobka Todobka la yidhaa (7) maalmood 1. 51. Ma ogtahay Akhristow in marka qofku uu dhinto loo dhigo Go’gol (7) Cisho Todobada Meertada Nolosha iyo Xidhiidhka Aadamaha 1. 52. Ma ogtahay in Midabada Wajiyada dadku ka kooban yihiin (7) Nooc“Negero,Semetic,Mulato, Indo-European, Hemi tic, Red-indians, Asiatic.) 1. 53. Ma ogtahay Gacmaha Dadku inay yihiin(7) Nooc “Philosophical Hand, Primary Hand, Square Hand, Spatulate Hand, Psychic Hand, Conical Hand, Mixed Hand” 1. 54. Ma ogtahay Gacmaha Dadku inay leeyihiin (7) Xariiqood “Head-line, Heart-line, Life-line, Health-line, Fate-line, Fame-line, Money-line” 1. 55. Ma ogtahay Tayada Xarriiq kasta ee Gacmaha Dadku inay yihiin (7) Nooc. 1. 56. Ma ogtahay in makaanka dhererkiisu yahay (7) cm 1. 57. Ma ogtahay in Makaanku u Ooyo inuu uuraysto (7) Cisho 1. 58. Ma ogtahay in ugxantu u soo socoto gidaarka ilma-galeenka mudo (7) Cisho ah. 2. 59. Ma ogtahay in ilmaha ishinkiisu u buuxsamin uu ku dhasho (7) bilood 1. 60. Ma ogtahay akhristow taabasha eyga la meyro (7) jeer. 1. 61. Ma ogtahay in Dadka maskaxda badani ay leeyihiin (7) arimood “focus faculty ,image faculty, dark faculty, time faculty, motive faculty, I-Am faculty and Light faculty” 1. 62. Ma ogtahay in Qiimeynta pH-ka sida caadiga ah waxa u dhaxeeya ku noqoshada acidity and alkalinity waa (7). 1. 63. Ma ogtahay in lafaha aadamuhu u qayb-samaan (7) qaab “Spine and Vertebral column(26), Cranium(8),Face (14), Hyoid bone, sternum and Ribs(26), Upper extremities(70), Lower extremities(62)” 1. 64. Ma ogtahay in qoysku ka kooban yahay (7) Qof “ Hooyo, Aabo, Walaal, Walaashaa, Inankaaga, inantaada, Afada ama Ninkeeda 1. 65. Ma ogtahay in Cuntada ay ka kooban tahay (7) Nooc “Wheat,Barley,Grapes, Figs,Pomegranates,Olives,Dates. 1. 66. Ma ogtahay in Walaxda kimikalka Nitrogen in tirad atom keedu uu yahay (7) 1. 67. Ma ogtahay in Qanjidhada Aadamuhu (Endocrine Glands) ay yihiin (7) Qanjidh. “ Pineal gland,Hypothalamus gland,Pituitary gland, Thyroid gland, Adrenal gland, Pancrease gland, Overy and Testinal gland “ 1. 68. Ma ogtahay in maqaarku ka kooban yahay (7) Diir, “ lower dermis, dermis, Epidermis, Subscantoues Cardiac muscle cells,skelletone muscle cell, Smooth muscle cells” 1. 69. Ma ogtahay in marka la tukanayo la saaro dhulka (7) Xubnood 1. 70. Ma ogtahay in magaca Kulmiye Falaga uu ku leeyahay todoba kana kooban yahay (7)xaraf Dhirta 1. 71. Ma ogtahay Dawooyinka Dhirta ee ugu qaalisani ay yihiin (7) Geed “Toon, Xabaasuud,Xildiid,Sinjibiil,Fil-fil,Shanfax, Saliid seed Tirada 9 1. 1. Ma ogtahay in Nabi Muuse (CS) uu Alle siiyey (9) Mucjiso, 1. 2. Ma ogtahay in Nabi Muxamed (CSW) uu guursaday (9) dumar ah, ,Sawda,Xafsa, Caaisha, Saynab bintu jaxshin,Juweeriya,umu xabiiba,Umu-salaama, Safiya, Maymuuna. maarka laga reebo laba dumar ah oo aanu aqal galin(Asma iyo Camra) iyo Adoon ahaa (maariya iyo Rayxaana) iyo Laba geeriyooday (Saynab bintu kusayma iyo Khadiija) 1. 3. Ma ogtahay in Nabi Muxamed (CSW) Caaisha uu ku guursaday (9) jir. 1. 4. Ma ogtahay in marka la isku geeyo Da’dii uu ku dhintaya Nabi Muxamed (CSW) ay tahay (9) 1. 5. Ma ogtahay in Bisha barakaysan ee ramadaan ay tahay taariikhda hijriyada bisha (9) aad. 1. 6. Ma ogtahay in Aadamuhu ku dhasho (9) bilood 1. 7. Ma ogtahay in Waajibaadka gudashada-xajka ee qofka looga baahan yahay ay tahay (9), Inuu islaam yahay, Inuu ka weyn yahay 15 jir, Inuu awoodi karayo dhinaca dhaqaalaha iyo awoodaba, inuu sii xidho, timaha oo xiiro, xidhashada Laba go ee cadcad, inuu gawraco neef, inuu dawaafo, Dhagaxa oo tuuro. 1. 8. Ma ogtahay in gudashada-xajka maalinta ugu-weyni ay tahay (9) bisha carafa. 1. 9. Ma ogtahay in indhaha Aadamahu ka kooban yahay (9) Midab, Brown, Hazel “light brown and dark green”, Gray (like blue-green), Blue, Violet “ shape like blue eyes” Amber “yellowish/golden” Green, Red, Black 1. 10. Ma ogtahay in Qaabka naasaha Dumarku ay yihiin (9) Nooc. 1. 11. Ma ogtahay in Meerayaashu ay ka kooban yihiin (9) meere. Qorax , Dayax, Dar-daar ama Mushtar , Raage, Lib-dhe (Sumad), Saxal, Neptune (Ili-maqabatay), Jil-boole, Mariikh. 1. 12. Ma ogtahay in Dabeecada ah Aadamuhu ay yihiin (9) Nooc, love, joy, peace, patience, kindness, goodness, trustfulness, gentleness, and self-control 1. 13. Ma ogtahay in tirooyinku ka kooban yihiin (9) 1. 14. Ma ogtahay in Luuqada “ garaamarku ka kooban yahay (9)” the verb, the noun, the adjective, the participle, the conjunction, the article, the pronoun, the preposition and the adverb – interjection apart. 1. 15. Ma ogtahay in qalabka loo adeegsado “Dagital” xisaabaadka inuu ka kooban tahay (9) 1. 16. Ma ogtahay in tirada 0-9 marka aad ugayso 9-0 inay tahay (9) [0+9]=9 1)[1+8]=9 (2)[2+7]=9 (3)[3+6] =9 (4)[4+5=9] (5)[5+4] =9 (6)[6+3] =9 (7)[7+2]=9 (8)[8+1] =9 (9)[9+0]=9 1. 17. Ma ogtahay in tirada 1-9 marka aad isku-dhufato hadana aad isugayso inay tahay (9) 1)[1x9=09,9+0]=9 (2)[2x9=18, 1+8]=9 (3)[3x9=27, 2+7]=9 (4)[4x9=36, 3+6]=9 (5)[5x9=45, 4+5]=9 (6)[6x9=54,5+4]=9 (7)[7x9=63, 6+3]=9 (8)[8x9=72, 7+2]=9 (9)[9x9=81, 8+1]=9 1. 18. Ma ogtahay in tirooyinka 0-9 marka aad ugayso, kuna dhufato tarada (9) ay ku siinayso sidan, 0 x 9 + 1 = 1 1 x 9 + 2 = 11 12 x 9 + 3 = 111 123 x 9 + 4 = 1111 1234 x 9 + 5 = 11111 12345 x 9 + 6 = 111111 123456 x 9 + 7 = 1111111 1234567 x 9 + 8 = 11111111 12345678 x 9 + 9 = 111111111 123456789 x 9 + 10 = 1111111111 1. 19. Ma ogtahay in kitaabka quraanka kariim ah suurada aan bisinka lahayni ay tahay suurada (9) aad. 1. 20. Ma ogtahay in kitaabka quraanka kariim ah suurada aan bisinka lahayni ay tahay Jiska (9) aad. 1. 21. Ma ogtahay in Baabacada Gacanta bidix Xariiqada Head-lineka, marka loo geeyo xariiqaha Heart-lineka iyo Life-linke ay tahay(9) 1. 22. Ma ogtahay in Baabacada Gacanta Midig Xariiqada Head-lineka, marka loo geeyo xariiqaha Heart-lineka iyo Life-linke ay tahay (9) 1. 23. Ma ogtahay in Sacu uu ku dhalo mudo (9) Bilood. 1. 25. Ma ogtahay in Taariikhda Bisha (9)aad, la yidhaa waran –weer. 1. 27. Ma ogtahay in marka la isu-geeyo 3600 ee ilbidhiqsiyada saacadii ay tahay (9) [3600, 3+6+0+0 ]=9 1. 28. Ma ogtahay in marka la isu-geeyo 172800 ee ilbidhiqsiyada maalintii ay tahay (9) [1+7+2+8+0+0=18, 1+8 ]=9
Posted on: Fri, 12 Jul 2013 05:20:32 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015