XISBIYADA XAGJIRKA AH EE ISLAAM NACAYBKU KU GAAMUREY,NETHERLAND - TopicsExpress



          

XISBIYADA XAGJIRKA AH EE ISLAAM NACAYBKU KU GAAMUREY,NETHERLAND IYO FARANSIISKA Cunsuri Geert Wilders ,ayaa afka xaar ka keenay,markuu diinta ilaahay faraha kala bixi waayey,asagoo hadba naag oodda soo jebisay diinta kasaara,waxa uu sanka kahaystaa,waa xaarkii run ahaan afkiisa ilaahay kasoo saarey. NNN:20.11.2013:Xisbiyada ku bahoobay hagardaamada iyo dhibka soo galootiga qaxootiga iyo Islaam nacaybka ayaa kala sidan hoos ku qoran,Beljam xisbiga het Vlaams Belang , Awstariya xisbiga FPÖ oo ka geeriyooday Jorg Haider oo shil baabuur ku dhintay. Xisbiyadaan haddii ay ku bahoobaan in ay xoog ku yeeshaan siyaasada Midowga Yurub,Cunsuri Geert Wilders ,ayaa afka xaar ka keenay,markuu diinta ilaahay faraha kala bixi waayey,asagoo hadba naag oodda soo jebisay diinta kasaara,waxa uu sanka kahaystaa,waa xaarkii run ahaan afkiisa ilaahay kasoo saarey. :Marine Le Pen ayaa saakay war lagu qoray joornaalka la yiraa NRC Handelsblad oo ka soo baxo Nederland ku sheegtay in ay diyaar u tahay in ay la shaqayso xi......sbiga uu madaxda ka yahay Geert wilders iyo xisbiyo kale oo dhamaantood xagjir ah oo cunsurinimo ku bahoobay. Xisbiyada xagjirka ah ee Islaam nacaybka ku gaamuray ee wadamada Faransiiska iyo Nederland ayaa ku heshiiyey in ay iska kaashadaan doorashada Baarlamaanka Yurub,ninkan ,ayaa lasheegay in uu afka ka keeno xaar,markuu diinta ilaahay nabadgelinwaayey,sawirkiisa hadaad eegto,waxaad arkaysaa asagoo,wax u ureyaan oo sanka haysa,waxaa weeyeen xaarka u uraya,ee uu afka kakeenay. Labada xisbi oo kala ah xisbiga kaligii taliye Cunsuri Geert Wilders ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan [PVV] iyo Front National ee Marine Le Pen in ay iska kaashadaan doorashada Baarlamaanka Yurub oo hadafkoodu yahay sidii ay uga hortagi lahaayeen Midowga Yurub iyo Soo galootiga. Marine Le Pen ayaa saakay war lagu qoray joornaalka la yiraa NRC Handelsblad oo ka soo baxo Nederland ku sheegtay in ay diyaar u tahay in ay la shaqayso xisbiga uu madaxda ka yahay Geert wilders iyo xisbiyo kale oo dhamaantood xagjir ah oo cunsurinimo ku bahoobay. Xisbiyada ku bahoobay hagardaamada iyo dhibka soo galootiga qaxootiga ayaa kala sidan hoos ku qoran Beljam xisbiga het Vlaams Belang , Awstariya xisbiga FPÖ oo ka geeriyooday Jorg Haider oo shil baabuur ku dhintay. Xisbiyadaan haddii ay ku bahoobaan in ay xoog ku yeeshaan siyaasada Midowga Yurub, iyo baarlamaankeeda wuxuu dhib uga imaan doonaa dadka Muslimiinta ah iyo diintooda oo aan haysan kana mid ahayn xisbiyada siyaasada dan weeyna ugu jirto Israaiil oo dabada ka riixaysa xibsiyadaan una janjeera in ay Muslimiinta ku badan Yurub nolosha ku dhiibaan ama abuuraan hagardaamo cusub oo Muslimiinta looga tarxiilo Yurub iyo Maraykanka. Xisbiyadaan ayaan waxba ka qaban karin dhibaatada ka taagan Midowga Yurub iyo Maraykanka oo ay ka jiraan dhaqaale xumo iyo shaqo la’aan baahday taasoo ajendahooda ku jirin. Hadafkooda waxay tahay ayna aad ugu fiicanyihiin xibsiyadaan in ay fuliyaan siyaasada Sahyuuniyada adduunka ee isku dirka iyo dagaalo abuurka oo ay ku naaxaan. Maxaa ka dhab ah markaad eegto wararka uu sheegay Geert Wilders oo horay u ahaa nin timo madoow laakiin si uu isugu ekeysiiyo Yuribiyaanka timaha biyoondo ka dhigtay fanax uu lahaan iska owday Mohamed Haji Essa(Maygaag) NNN:National News Network:Netherland
Posted on: Wed, 20 Nov 2013 14:07:42 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics



IG

© 2015