Xaliimo aa ninkeeda ka soo daahay Magaalada ayuu cabaar ku Maqnaa - TopicsExpress



          

Xaliimo aa ninkeeda ka soo daahay Magaalada ayuu cabaar ku Maqnaa kadib ayee telefoonka ka wacday Xalimo: Hallow Faarax: Haa, macanto seetahay? Xalimo: War sidaan ahay wax makaa galine, xiligaan xagee ku Maqan tahay ii Sheeg? Faarax: Bebe wan imaanaa wax yar Kadib Xalimo: Wan imaanaa maahane xagee joogtaa hadda? Faarax: Abaayo ma Xasuusataa Dukaanki aan hadda ka hor Katiinada dahabka kaaga soo gadi jiray Xalimo: Haa, macaane wan Xasuustaa ee dahab maa ii soo gadoosaa, wan ku jeclahay Cadde mwaaaaah my Ninkeyga Faarax: Maya! Ee maqaayad ka soo hor jeedo ayan Shaah ka cabooyaa ee horay 2Koob oo cadays ah horay ma kuugu soo Qaadaa honey? Xalimo: Shitt, Wtf! War shaahaaga manaqaane naga imaaw Dulli ayaa tahaye nacas yahoow !!! HAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHA Gabdhaheena Caadi maahan Walaahi
Posted on: Thu, 12 Sep 2013 10:40:43 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015