Yaa dhamaystiri kara gabaygan ama garanaya Abwaankii - TopicsExpress



          

Yaa dhamaystiri kara gabaygan ama garanaya Abwaankii tiriyey? Iyadoo minwayntii la maaweelinaayo Masayrkii kuraagiyo mingis laga tumaayaa Muusanawda qayladu meelkale ka yeedhoo Minyartiina lagu daran Odaygii maryaha xoor Mocoydiina lama arag Waxbaa reerka wada maray Waxbaa reerka wada maray, Maadise waxaay kajoogtaa Magalootigaa baas Melegii haduu galo Manjaraha habaabiyo Waxa maanka soo celin, Maanbariyo hadaan deyey Maan bilaalna kala dheer Mudacyada afkoodaan marna laysu keenayn Magti bucurbacayr baa maragoodi joogaa Miinaallaa gartiisii weli miiska taalaa.... Soo dhamaystir hadaad taqaanid.
Posted on: Thu, 03 Oct 2013 13:57:38 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015