barta internetka oodhan waxaa qabsaday ayantan sawiro dad - TopicsExpress



          

barta internetka oodhan waxaa qabsaday ayantan sawiro dad soomaaliyeed oo si xun loogu dhibaateeyay dalka kenya waxaa is weydiin mudan dadka soomaaliyeed markii la dhibaateeya un meeey dareen yeeshaan marka kale dareen mlahan miyaa south africa wiil soomaaliyeed aa shaarica lagu dilay dhagax ayama aa facebook la buunbuuniyay la xamaasadooday meesheedaa looga haray hadana wax hadal haayo ma arag tan kenya ayamo baa lawad wadaa kadib ma maqlaysid meeshee kudanbeysay lkn hadaan damiir leenahay hal mar intaan isu tagno aan quwadeena midayno mar danbe lama arken wax nagumaysto ama na dhibaateeyo calamka si xur ayan ugu noolaan laheyn lkn intaan malin walba inta xamaasadoono aan dhahno madaxdi wadanka aaway may wax kaqabtaan xasan sheikh asaaba tiisa uyaabanee maxoo qaban karaa midakale dowlad walba soomaaliyeed mucaaradkeeda waxa ay kayimaadaan nairobi marka adinkaaba dowladii mucaradnimo kubilaaway maxay dowlad qaban kartaaa marka soomaaliyee aan ka shaqeyno midnimada iyo wadajirkeena hadal xamaasadaysan oo afka dhaafsanayn wax mataraayeeeee tnks all
Posted on: Tue, 08 Apr 2014 12:02:48 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015