*beryahan danbe waxa ku so badanaya website-da somalida gaar ahan - TopicsExpress



          

*beryahan danbe waxa ku so badanaya website-da somalida gaar ahan kuwa sida gaarka lo leyahay ama cid leh aanan la aqoonin ee fidinaya sawirada iyo videos anshax xumo ah, arrintan ayanan hore loga baran in lagu arko website somali lkn ayaamahan danbe waxadba moda inay isku bedelen baraha lagu so bandhigo sawirada qaqawan ee dhaqan-ka iyo dintaba aanan ku saxnayn. sababta u wayn e ku khasbaysa inay denbi fafiyan ama dad xuman sameyay halki ilahay loga baryi laha inu so hanuniyo bedelkeda la fadexayo ayaa ahaa in lagu so jiito asxaab badan oo soo booqata barahooda, taas bedelkedana ay dusha u ritan danbiga qof walba o dawada ama arka iska daa ka si share-gareya. waxan ka codsanaya ragga admin-ka ah webpages badan o anan donayn inan magacabo o qar ka mida raga leh la yaqano dadka agtodana iska dhiga inay sharaf leyihin, inay ka wantoban falalkan xunxun ayna una horsedin xuman, dadki danbi u bahan gobaha lagu danbaba ma yara lamana garan laa, ee page-kaga yar ee an aadka u sii waynayn ha ka dhigin goob danbi faafisa. waxan rajaynaya ani iyo umad badan oo darenka ila wadagta inay codsigayaga tixgelisan, hadi kale o ad xumanta ku si jirtan dhihi mayo website-ka ayan idinka burburinaya(hacked) ama virus idinka galinaya lkn ilahay ayan idinku daynaynaa.
Posted on: Thu, 14 Nov 2013 03:56:48 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015