buuq iyo qababac kadib warki oo fidsan looolz Duuliye Cmc Duuliye - TopicsExpress



          

buuq iyo qababac kadib warki oo fidsan looolz Duuliye Cmc Duuliye ayaa la sheegay in cawada ee soo weerar tay gabar friends le eh Abdikadır Boss wuxuuna eeda dusha ka saaray boss isagoona weydiyay inuu gabadha yaqan iyo inkale Shahrazaad Maamaa ayaa ka codsatay abdirahman inuu cadaadiska ka qaado hadalka maamaa ayaa ku soo beeg maya xili ee u sheegatay jaceyl yar magaciisa lagu soo gaabiyay mr.maanka Naciima Keyf Cabdi ayaa saaratay sawirkeyga markan weydiyayne wexey iigu jwbtay mid ayaa dhulka la gali rabaa xifaaltan gooni ah ayaana looga bartay keyf Nawaaf Xazmi ayaa dowlada norwey ka codsaday ineesan u celin shalaanbood wuxuuna sheegay inuu rabo inuu jaanis abuurto kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Princez Ayanita Macanita ayaa jacel daran u qaaday Abdirahman Ibrahim Jebe wexeyna wacad ku martay inee ku guulesan doonto qalbigiisa warka waxaa idin aqrinayay anigoo ah Bashaash Daimond Stylesh waxaa dhanka xariirinta ii fadhiyay Farhan Elmi Syl warka faafahintiisa intaan uguda galin bal aan ku yara nasano qadar yar oo like iyo comments ah
Posted on: Sat, 27 Jul 2013 23:46:18 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015