cabaar ka hor baan waxan daawaneyey tvga HCTV waxan la kulmay - TopicsExpress



          

cabaar ka hor baan waxan daawaneyey tvga HCTV waxan la kulmay iyaduu ku jiro dood ay isku horfadhiyaan laba nin oo dhaliinyarada danbe ee dalka u kacday ah magacyadooda ayaan shaashada ka arkayey waxay u qorayeen sidan guuleed axmed iyo c/qadi sh.maxamed hadaba waxan aad ula yaabay hadalada ay adeegsanayeen dhaliinyaradii dalka u soo kacday iyadoo weliba ta sii raacday ay umaleynayeen inay soo diyaarsadeen dood oo book wax laga eegayey hadaba dadweynaha somaliyed kelmedahan maxay u yaqaanin sidayse u adeegsadaan goormase la adeegsadaa SHIR-QARAN kelmedanse maxay tahay DIMUQRAADIYAD suaashu waxay u taal dadweynaha somaliyeed....... caweys wanaagsan
Posted on: Tue, 19 Nov 2013 18:37:31 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015