carmaale news dadka shacab waynaha ogadenia waxay ogyihin cabdi - TopicsExpress



          

carmaale news dadka shacab waynaha ogadenia waxay ogyihin cabdi iley malaha nadaam uu ku socdo midka itoobiya mooyen cabdi iley hawl kale malaha malaha nadaam uu hiigsanhayo oo uu ku socdo haba yaraate waa uun in uu raaco itoobiya iyo in uu raaco ONLF wax kale ma uu haysto ma aha nin madax banaan ah lakin ONLF WAA MADAX BANAAN WAXAYNA KU SOCOTA NADAAM AY HIIGSANAYSO itoobiyana waa madax banaan oo waxay rabto yay ku socota wadanka kama shaqeeyo kamana shaqayn karaba hadal malaha awoodiisu ladagaalanka taagera yaasha ONLF BASA XITAA makeni karo wadanka ganacsada yaal iyo bisnes xor uma samayn karo dadka si ay ganacsigooda oogala soo dagan dadlka dariska ah qof ree ogadeniya ahna oo ladilahayo ama laxidhahayo ma dhihi karo qofkan waa wadankayga kama celin karo wax uu ku socdo majirto marka wuxuu kamid yahay dadka ay ONLF xoraynayso news
Posted on: Mon, 30 Sep 2013 07:45:08 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015