codkajubaland/archives/category/ciyaaraha DAAWO - TopicsExpress



          

codkajubaland/archives/category/ciyaaraha DAAWO VIDEO)Goolhaye in ka badan 90 Mitir ka toogtay goosha kooxdii kale oo noqotay hadal heeynta ugu badan Caalamka(Daawo Cajiibkaan+Warbixin Asmir Begovic oo u dhashay dalka Bosnia balse heeysta dhalashada dalka Canada ayaa kulan dhex maray kooxaha Stoke City Vs Southampton (1-1) waxa uu goosha kooxda ka soo hor jeeda ka toogtay meel u jirta boortaha kale 90 Mitir taas oo noqon weysay mid macquul waliba ka yaabsatay dad fara badan. Goolhayaha ceebtaan qabsatay ee Goolkaan quruxda badan laga xareeyay ayaa waxaa lagu magacaabaa Artur Boruc wuxuuna u dhashay dalka Poland. Horyaalka dalka Ingiriiska ee Premier League ayaa Taariikh ahaan boortayaasha waxa ay goolasha nuucaan ah u kala dhaliyeen sidatan : Peter Schmeichel Aston Villa (2001), Brad Friedel Blackburn Rovers (2004), Paul Robinson Tottenham Hotspur (2007) iyo Tim Howard Fc Everton (2012) .Dhamaan goolhayaashaan ayaa Kubad ay tuureen waxa ay noqotay Gool laga xareeyay kooxdii kale ee ka soo hor jeeday
Posted on: Wed, 06 Nov 2013 03:23:20 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015