codsigeeyga fanaankaan baa fuliyay fanaanta heeso la taban karo - TopicsExpress



          

codsigeeyga fanaankaan baa fuliyay fanaanta heeso la taban karo ee tariiqda galo waa ineey sameeyaan s-africka mana dilinee waxaa na dilay madaxda dalka ee tuugsiga badan. dolodgoboledka badan ee gooni isku taga badan ee dhalin yaradeena somaliyeed shaqa la aanta ku dilay ee xabada iyo minada ku dhameeyay baa na dilay 30 sano iyo ka badan beeyna nala rabaan naga qabta odayaasha bilaa meherada ah ee dad cunta ah ee dalka iyo dadka ukaca fanaanta waa iga dardaran hadii kale dhiigena dhulka lagu dhamEenaya dhulkeenana gacantoo ka baxayaa ethopia oo badla aanheeysaa dagi doonta kenya jab ka tuugsan doonta WtF yaa odayaal jaahila dhahay inoo taliya horta?
Posted on: Mon, 10 Jun 2013 07:47:15 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015