dhacdooyinka Soomaalida Iyo Qiso yaab leh Ninbaa Gabadhiisu mar - TopicsExpress



          

dhacdooyinka Soomaalida Iyo Qiso yaab leh Ninbaa Gabadhiisu mar walba ka dudi jirtay markaasaa lasoo celin jiray markii 10aad ayaa cidna ka dabatagi weyday. markii ay 8bilood sii maqnayd lana soo celin waayey ayuu Gabadh kale u fadhiistay markaas ayey Intay hablo badan soo kaxaysatay Ninkii bir la gaaday oo madaxa bashaaqisay. yaab!! kadib ninkii ayaa reerkii Gadha dhalay mag u doontay markaas ayaa la yidhi waxba naguma lihid oo waa gabadhaadii . kadib waxa uu sameeyey waxa uu ku yidhi hadii ay gabadhayda tahay oo waxa ay i gu dhufataa mag lahayn ha lay soo celiyo anaa sidaa ku jecele oo hada ha lay raaciyo ilayn waa gabadhaydiiye markiiba waa lasoo raaciyey markii uu gurigii la yimi ayuu tii dhaqaaqdaba jabiyey oo dhulka jeeday, markaasaa ay soo yaaceen odayadii inanta dhalay oo ay ku yidhaahdeen inantayadii adaa dilay ee iska dulqaad markaasuu ugu jawaabay Tani waa gadhaydii anaana dilay sidii ay ii dhisay waxbana iguma lihidin ee ordoo daweysta lasku maan dhaaf sheekadiii oo qir iyo qir noqotay kuye mmarkii aan nabarkayga idiila imi saw imaydaan odhan adaa isku qaba iiyaduna iyadaa isku qabta waayo ninkeedaa dilay bal adba
Posted on: Wed, 20 Nov 2013 08:21:34 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015