eeraray Oo Soomaaliya Si Nabad Ah, Ugu Laabtay Iyo Dabaal Dig - TopicsExpress



          

eeraray Oo Soomaaliya Si Nabad Ah, Ugu Laabtay Iyo Dabaal Dig Socda!”, Maxaa Lagu Abaal Marinayaa Mujaahidiinta?. Oct 2, 2013 - No Comment MUQDISHO:- Saxafi Jamal Cismaan (Jamal Osman) oo ah Saxafi Soomaaliya una shaqeeya TV’ga Channel 4 ayaa warbixin dheer ka qoray Mujaahidiintii weeraray Westgate, wuxuuna xaqiijiyey in qaar kamida gaar ahaan badankoodu in ay si nabad ah ku gaareen Dhulka Mujaahidiintu ka taliyaan!. Mujaahidiintaan ayaa noqonaya kuwo Taariikhda baal dahab ah ka galay oo caan ah (Hero!), warbixinta wuxuu ku sheegay jamaal Arrimo badan, waxaana kamida, in Mujaahidiinta weerarka ka gaystay Westgate ee sida Nabadda ah ugu soo laabtay Wilaayaadka Islaamigaa in ay noqonayaan kuwo aad looga sharfo Mujaahidiinta dhexdooda. Waxay heli doonaan, Noolal aad u qiima badan, waxay noqonayaan kuwo aanan laga celin Albaabka Amiirka Xarakada Al shabaab, waxaa loo guurinayaa, 4 Xaas, Caruurtooda iyo Xaasaskooda waxaa dhaqaalo ahaan masuul ka ah Xarakada Al shabaab inta ay shaqaynayaan!. Mujaahidiinta dhexdooda waxay ka ahaan doonaan kuwo aad loo qadariyo, waxay soo saarayaan, Rag ayaga oo kalaa. Saxafigu wuxuu yiri, suurta gal ma’ahan in ay la kulmaan Saxaafadda ama Wariyaal Amnigooda darteed, balse waxaa la hubaa in laga duubiyo, Muuqaallo lagu xasuusan doono Taariikhdooda,waxaana Muuqaalladaas la siidaynayaa markii ay Shahaado haleen ama ay si caadiya u geeriyoodaan!. Saxafi Jamaal ayaa yiri, Mujaahidiintaan waxay baxsadeen xilli Ciidanka Kenya ay eed dusha iska saarayeen, halka dabaal dagga iyo soo dhaweynta Mujaahidiinta Caankaa ay ku mashquulsanaayeen Xarakada Al shabaab Almujaahidiin!. Waxaa birta lagu hayaa Xoolaha gaar ahaan Ariga loo qalayo Mujaahidiinta ee lagu soo dhaweynayo, waxaana Qof kasta isku dayayaa in uu la kulmo si uu u yiraahdo,waxaan la kulmay Raggii Westgate!. Mujaahidiintaan waxay noqonayaan kuwo ka caansan oo hoos u dhiga, Raggii Afganistaan ka soo dagaalamay oo ahaa Ragga ugu caansan Mujaahidiinta ama loogu qadarin badan yahay ayuu yiri, Jamaal Cismaan!. Waxay u badan tahay in Amiirka Xarakada Al-Qaacido, Xakiimul Ummaah Almujaahid Sheekh Ayman Al-Dawaahiri uu guddoon siiyo, Shahaadooyin qiima badan, waxaana filayaa in la guddoon siin doono, Quraanka Kariimkaa, ayuu warbixintiisa ku daray, Jamaal Cismaan!. Waxaa socda, Gabayo, Khudbooyin la jeedinayo iyo Arrimo badan oo loogu dabaal dagayo soo dhaweynta Mujaahidiintii Westgate!. Isha Warka Channel 4, Jamaal Cismaan. FG: Warbixinta waan soo koobnay, Qofkii doonaya haka Akhri, Halkaan Guji Maxamed Xaamud Somalimidnimo « PREVIOUS DHAGAYSO: Abwaan C/waaxid, “Haddii Aadan Dagaalami Karaynin Amase Duulaynin!, Fulaynimadu Diin Ma’ahan Iyo Shay Daliil Gala’e!”, Adigoo Kaalintaadii Dayacay Ha U Kitaab Dayine!”. NEXT » The hero’s life awaits al-Shabaab’s Westgate suspects. Leave a Reply
Posted on: Wed, 02 Oct 2013 08:11:32 +0000

Trending Topics



http://www.topicsexpress.com/Yesterday-in-Port-Hardy-we-celebrated-the-Life-of-the-late-Chief-topic-10153946310090162">Yesterday in Port Hardy we celebrated the Life of the late Chief
le="margin-left:0px; min-height:30px;"> you can stay here NSA - National Security Agency say two people
Ich seh noch heut das mädchen das ich mit sieben war. Da war mein

Recently Viewed Topics




© 2015