hambalyo hambalyo hambalyo waxan halkan - TopicsExpress



          

hambalyo hambalyo hambalyo waxan halkan tahniyad uga dirayaa saxiibadayda igu qaaliga ah marwo hoodo ahmed guuleed iyo saygeeda ahmed abdi oo arooskodu ka qabsoomay xalay magaalada hargeisa hotel imperial waxan leeyahay ducadii rasuulka baraka allahu lakuma wa baraka calaykuma wa jamaca baynakuma fi khayr we are here on this special day our hearts full of pleasure aday that brings two of you close together we are gathered there to celebrate amoment you will always treasure we ask allah to make your love last forever.
Posted on: Fri, 15 Nov 2013 12:15:25 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015