hanideyda baa tohoo horaan kaaga helay. hindisaad ma ahanoo - TopicsExpress



          

hanideyda baa tohoo horaan kaaga helay. hindisaad ma ahanoo hankada wacaniyo habdhaqan kaa daa i helay. anoo warba iska heynin haraadkaada i hogaaminaayo hilladii jacaylkada hareer taagan. soo tuu cashaqadii i hantaqiyay. hirka soo tuu iqaaday. soo maan hoos u quusinoo hooy hooydii iyo colcolaadii soo taan isla haleeliwaayay. haniyey hadad i arkeysay kaalayoo i hanto. sida haada duusho kor iila haadoo. haba isoo celin. nafta adaan kuu hibeeyee. Krio kuma hayo inbdn
Posted on: Wed, 31 Jul 2013 03:47:35 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015