intaad gabadh yay is hiifi lahayd intuu habaar qabe ku heeri - TopicsExpress



          

intaad gabadh yay is hiifi lahayd intuu habaar qabe ku heeri lahaa intaad hog madaw huluulan lahayd intaad han yari hadaaqi lahyd intuu hiba daada halis galin laa intaad hadh kagalay hogoogan lahayd intuu haluf luhu hilbaha cuni laa intaad habaq laha dhiigii habi layd. intaad hurdo baas habeen ladi layd intuu hilba haaga hiigi laa bahal intaad hoy nacab habeen gali layd intaad hawl yaraan hidaha lumin layd hadaad hodan too haldha u eeg tee hoygiina ag joog haraad ma qabtide
Posted on: Fri, 06 Sep 2013 16:48:48 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015