sheeko qosol badan hadana wali ah waxayna u dhacday sida tan - TopicsExpress



          

sheeko qosol badan hadana wali ah waxayna u dhacday sida tan nin somali ah aya waxa ow isla qabay labo naagood asigo la jogo mid ka mid ah xasaskisa aya waxa u aday suliga talefonkisa aya waxa ow oga tagay fadhiga tii o la jogay mahane xaski kale aya farin qoral ah uso diratay ninkedi o ku tiri arin ba jirte waxan raba inaan ku arko ti kala u jawabtay ninki bey iska dhigeysa waxay ku tiri diyaar uma ihi adiga iyo arintadaba inaan arko ti kala waxay ku tiri walaalow hadi adan diyar u aheen iso fudu dey madaxeyga calashan i fur ti kala u jawabtay u ku dhahday sadex sadadi ayan kugu furay weyna tir tirtay massedki ay nagta kale ku furtay ninki asagi intow talefonki qatay ayoq gurigi kale iska aday ileen war ma haye ti talefonka laga furay rerkedi intey u tagtay ayey ku dhahday bal arka massedkan ninki wow i furay odaygi yaab habarti yaab umaadi yaab inti aqrisay yaab wada yaab war ninku ma walan yahay wax yar kadib ayow yimid nagti telka laga furay aya ku tiri xage u socota markasow ku dhahay xage u socota maxay tahay gurigegi iyo carurteydi ayan u socda markasey ku dhahday guri iyo carur mesha kuma yalane danahada ka raco meshan markasow ku dhahay danteyda maxay tahay markasey ku dhahday so imadan furin ninki xage kugu furay nagti so adigan massedka iso diray somahn o i furay ninki yaab nag nag lala qabo fureyso aya la arkay yaab walahi dhamad!!
Posted on: Fri, 18 Oct 2013 14:07:32 +0000

Trending Topics



t:0px; min-height:30px;"> To all my friends and family who have been worried, scared, mad,
In what seems to be a darkish comedy, Michael Keaton portrays a

Recently Viewed Topics




© 2015