sheeko time. Indhaha farta Ha iga Galin. Hada kohor ciyaal yar yar - TopicsExpress



          

sheeko time. Indhaha farta Ha iga Galin. Hada kohor ciyaal yar yar ayaa arkeen aaabe iyo hooyo oo isa salaamaya habeenki . Midkii arkay ayaa dhahay waraa saas ayaan arkay. waxaa lagu tashtay kii aan arkin in latuso habeenki danbe. Salaanti ayaa bilaabatay. Kii wuu u dhakanaa kii kale ayuu tus is dhahay. Markaasuu yiri . Waan ujeeda faraha indhaha ha iga galin . Duq yaaab orod. Ciyaalka iyo waalidka isla seexo dhib waaye. Like
Posted on: Wed, 19 Jun 2013 07:11:15 +0000

Trending Topics



iv>

Recently Viewed Topics




© 2015