siyaad barre o madaxweynihii milatariga ee dawladii somalia aha - TopicsExpress



          

siyaad barre o madaxweynihii milatariga ee dawladii somalia aha ayaa laga sheegay inu markuu hadlayaba oran jiray umada keega askariga ahi sidan yahay iimaanka allaha ka qaadee, Ummada keeda siyasigii khaayin yahay iimaanka alllaha ka qaadee, Umad keega aqoonta lihi xaga xun uun u adeegsanyo iimaanka allaha ka qaadee IWM. waxan u malaynaya umada in iimaankii ka wada tagay , waxa la qabalay malaha habarkiisii , madaxda wa laga ducaystaa sida la sheegay .
Posted on: Mon, 18 Nov 2013 11:35:45 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015