siyaasada puntland waxay umuuqata kadaroo dibbe dhal!!!! dadka - TopicsExpress



          

siyaasada puntland waxay umuuqata kadaroo dibbe dhal!!!! dadka badana waxay leeyihin waxa muhiima ah in isbedel dhacoo oo maamulka hada taladu kasii dhamanayso isbedel ku dhaco. OK waaba idiin yeelney ama waan idinku racney, is bedel waa muhiim, lkn yaaa bedelayyo waa suaaalle, ma hayna cid dhaaanta ooo wax kabedelli karta xaalada puntland ee hadda ay kusugantahay, hadaaad si dhab ah ugu fiirsatto inta badan musharixiinta ama dadka u ololaynaya isbedelka puntland wlahaya niyadd jab iyo murugad ka kororsanaysa besss,,,,,,,,, wallle president farooole wax dhaama iima muuqdaaan!!!!!!!!
Posted on: Wed, 04 Dec 2013 05:27:12 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015